Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

KORRIINKA ILMAHA & QAYBAHA UU U KALA BAXO

Ilmaha waxaa muhiim ah in laga war hayo korriinkiisa, waxaa muhiim ah in si wanaagsan loo qorsheeyo loona maamulo koritaanka ilmaha, waxaa muhiim ah in si miisaaman dhinacyada kala duwan ee korriinka...

View Article


SOMTEL ma Sharkad la-wada leeyahay ayay doonaysa in ay noqoto, Mise waa...

Dalkasta oo horumar sameeyay waxaa ka hana qaaday suuq lagu kala iibsado samiyada shakadaha/badeecadaha. Taasina waxay u horseeday in dhaqaalaha dalka la wada yeeshan, dhaqaaluhuna kobco oo shaqooyin...

View Article


Xadhiga siyaasiyintu wuxuu foolxumo ku yahay dalka iyo shuruucda dawladnimada

Dawladnimadu waa nidaam ku dhisan heshiis bulsho oo ah dastuurka iyo xeerarka kale ee ka farcama , waxaana ay u dhisan tahay ilaalinta karaamada iyo daryeelka dadka jamhuuriyada Somaliland , sida ku...

View Article

Aabo waa kuma?? 

Su’aal la waydiiyay bay ahayd arday ka diyaarinaysay Master degree (ماجستير) jaamicad ka mida jaamicadah….. jawaaba ardaydu bixinaysayna waxay ahaayeen kuwo wanaagsan oo u badnaa kuwo qof walba...

View Article

Fursadii siyaasadeed ee Dr. Gaboose may dhiman ee way is yara deday

Waxa qoray Suxufi Mustafe Shiine :- Ka fadhiisiga siyaasada ee Dr Maxamed Cabdi Gaboose maaha arrin cusub oo hore ayuu dhawr jeer u xawilay, se waxaa nagu cusub in uu mihnadii uu ummadda iyo naftiisaba...

View Article


Sidee baa lagu helaa farxada Iyo daganaashaha  uu qof waliba raadinayaa

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Farxada iyo Degenaashuhu waa derajo nololeed oo la gaadho inta gaadhaana ay tahay dad kooban oo garaty wadadii xaqa ahayd ee ay ku heli lahaayeen xaaladaas. Qof kastoo...

View Article

Maayar Cabdiraxmaan Solteco, Hargeisa Ma Helayso Shaqsi Uga Wanaagsan

Sida aynu wada ognahahay Maayar Cabdiraxmaan Caydiid Solteco, waa shaqsi horey loo soo tijaabiyey, lana soo arkay waxqabadkiisa iyo maamulkiisa labadaba. Sidoo kale Mayor Solteco, waa shaqsi leh...

View Article

Hoggaaminta Siyaasadda – W/Q: Abdihakim Yusuf

(By) Abdihakim Yusuf Kheire, B.A., M.A. President, Institute of Democracy & Governance, Berbera, Somaliland. Lixdii madaxweyne ee ugu horeeye dalka maraykanka afar waxay u dhasheen gobolka...

View Article


Hoggaanka siyaasadeed ee la hallaabay himilladii shacabka Somaliland

“Bari baa waxa dhacday in jeelka weyn ee Hargeisa oo ay ku xidh-xidhan yihiin maxaabiis argagixiso ah iyo maxaabiis kale oo fara badani , hadh cad  ay maxaabiistii ka dareereen , iyada oo waxogaa...

View Article


Hadii dawladnimadu burburto waxa xoog yeelan doona argagixisada

WAXA AY U MUUQATAA IN TAARIIKHDU DIB ISKU SOO CELISAY “ HISTORY REPEATS BY ITSELF ” Sida taariikhda ku xusan Somalia waxyaabihii ay ku burburtay kaliya may aheyn jabhadihii gudaha dalka kaga kacsanaa...

View Article

Tahajudka, Covid19 & Sheekh Khaliil Qalinkii Suleiman Ismail Bulaleh

Sheikh Khaliil Wasiirka Diinta meesha waxa uu u joogaa danaha Urur diimeed ka Mayalka adag ee Ictisaam. Dan iyo muraad kama leh xanuunka Covid19 ee habeen kasta lagu kala qaadayo Salaadaha Sunaha ah ee...

View Article

Runta ma isu sheegnaa Qaybta1aad

Waxa qoray: Maxamed Ibraahim Xaaji Xirsi (Abyad) Soon qaad wanaagsan idilkiin ba, inta qormadaydani gaadho waxa aan idinku bariidinayaa bariidada islaamka (Nabadgelyo korkiinna ha ahaato, barakada iyo...

View Article

Muuse Biixi & Maalgashiga dalka!

Maalka shirkadaha iyo shakhsiyaadka maalqabeenka ah ee dal la galiyaa, waa shayga ugu wayn ee dal ku hormaro. Waayo wuxuu maalgashigaasi abuuraa shaqo, oo boqolaal ama kumannaan qof ayaa shaqo ka hela...

View Article


Fidmada Horyaal Tv Islaamka iyo Somaliland gaadhsiiyay maxaa u daawo ah?

Qore: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye) Salaanta Islaamka ka dib, diinta Islaamku waxay inna faraysaa inaan wanaaga is-farno, xumaantana iska reebno. Xadiis Nebiga NNKH  ayaa macnahiisu ahaa “Qofkii...

View Article

30 Sanno iyo Somaliland: WQ Barkhad Jaamac Batuun

Qoyskaygu waxa uu ka mid ahaa qoysas guryaha ay galaan ahaayeen Xafiiska Hay’adda shaqaalaha. Waqtigaas Abdullahi Dirawal ayaa gaadhi nagaga soo qaaday Magaaladda Dila oo aan u qaxnay! Waxa aan ka mid...

View Article


Qormo Muhiim ah: Somaliland Tashataye Allahayow Gargaar

WQ: Xuseen Cali Nuur 80 sannadood oo gumaysi calami ah xornimadii laga qaatay ee loo huray,  walaal waraabe horor ah nagu noqday; tobankii sannadood ee ka dambeeyey ee na laga xarimmay dhammaan...

View Article

Xulafooyinka siyaasadeed ee Geeska iyo kaalinta Somaliland

XULAFOOYINKA SIYAASADEED EE KA SAMAYSMAY GOBOLKA IYO DANAHA AY DABADA KU HAYAAN !!! Waxa aad loo dareemayaa in ay xulafooyin ka sameysmeen gobolka Geeska Africa kuwaasi oo dano siyaasadeed dabada ku...

View Article


Suxufi ma ogtahay in aad Daneeyaha Guud ee Doorashada tahay?

WQ: Xuseen Cali Nuur 31-ka Bisha May ee sannadkan 2021, Jamhuuriyadda Somaliland waxay u ballansan tahay doorashada isku sidkan oo ah nooc ku cusub dalka. Doorashadaas oo ay u coddeyn doonaan  dad ka...

View Article

Keebaa ku xiga: Tix ka hadlaysa Doorashooyinka Somaliland

Xiligii lagaadh iyo waqtigii xiiso loo qabaye Adigoon kusoo xigan shaqsiga hebel xigaalaysi Keebaa kuxiga iyo adoon Hebelo soo xoomin xulashadu midkood bayse noqon aad u xilanlayde Bal xaqiiqso waayaha...

View Article

Afrika, Yurub iyo Dunida Carabtu Maxay uga Maagayaan Aqoonsiga Somaliland?

Qore: Xuseen Cali Nuur Jawaabta su’aashani waxay ku xidhan tahay fahamka saddex marxaladood oo shacbiga Somaliland hore u soo maray. Marxaladahaas oo dhammaan muujinaya, markhaatina ka ah xornimo...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live