Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Runta ma isu sheegnaa Qaybta1aad

$
0
0
Waxa qoray: Maxamed Ibraahim Xaaji Xirsi (Abyad) Soon qaad wanaagsan idilkiin ba, inta qormadaydani gaadho waxa aan idinku bariidinayaa bariidada islaamka (Nabadgelyo korkiinna ha ahaato, barakada iyo naxariista eebbena ha waayina) Afeef Hore ayaa ay soomaalidu ugu maahmaahday “Aqalkaaga hortiisa oodweyn baa la dhigtaa, hadalkaaga hortiina afeef baa la dhigtaa” Waxa hubaal ah haddii aad […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles