Sheikh Khaliil Wasiirka Diinta meesha waxa uu u joogaa danaha Urur diimeed ka Mayalka adag ee Ictisaam. Dan iyo muraad kama leh xanuunka Covid19 ee habeen kasta lagu kala qaadayo Salaadaha Sunaha ah ee Tahajudka oo aqlabiyada dadka buuxdhaafiya Masaajidadu aanay tukanin salaada subax ee faralka ah, balse Tahajudka u taga for fun. Haddii Ictisaam […]
↧