Qore: Xuseen Cali Nuur Jawaabta su’aashani waxay ku xidhan tahay fahamka saddex marxaladood oo shacbiga Somaliland hore u soo maray. Marxaladahaas oo dhammaan muujinaya, markhaatina ka ah xornimo jacaylka shacbiga iyo ilaalinta difaaca madax-bannaanidooda. Marxalad kastana shacbigu wuxuu ka qaatay go’aan iyo tallaabadii ku habboonayd xilligaa. Duruufaha qalafsan ee ay kala kulmeen waxay ahaayeen kuwo […]
↧