Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Farriin ku socota culimada Ummadda Somaliyed

W/Q:Abwaan Cabdi Kariim M.Cadde(Qaamuus) Qormadan iyo maansadan Yar ee la socotaa waa Fariin Aan Maanta U dirayo Culimada soomaaliyeed waxaanan leeyahay waa aragtidayda oo badhax tiran ee shifo ku...

View Article


Komishanka: Muwaadin baro Shuruudaha looga baahan yahay Codbixiyayaasha

Muwaadin baro Shuruudaha looga baahan yahay Codbixiyayaasha doonaya inay helaan Addeegyada #Degmo-doorasho & Kaadh baddalka Maanta oo ah 15 Feb. 2021, ka bilaabmay dhammaan Gobolada Dalka socona...

View Article


Dimuqraadiyadda Somaliland iyo kootada Xisbiyada

Hadii sharciga iyo xeerarka dalku inaga noqdaan in lagu jaangooyo hadba inta umada ugu tunka weyn ama fursada saaxada siyaasadeed heshay iyo darmo wadaagta siyaasadeed ee hadda joogta , sharcigaasi...

View Article

Booqashadaydii Barbara iyo waxaan indha hayga ku soo arkay.

Waxa aan booqasho gaaban  ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee Berbera, booqashadaydaas oo ahayd Dalxiis iyo tamashlayn. Hadaba intii aan dalxiis kaas kooban ku jiray, waxa aan ku arkay isbedelo...

View Article

Dhaqan Xumada Qurba Joogta Somaalidu Ku Hayaan Bulshadooda Qoqol Joogta Ah

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Q1aad Qurba joog iyo Qolqol joog Qurba joog waxaa lagu macanayn karaa qof ama koox Dalkay dhalasho ahaan ka soo jeedeen dal aan ahayn ku nool ama degen taas oo haduu...

View Article


Xinif wuxuu yidhi. “Burco ninbaa farta ku wareejinaya” WQ M Saleban Deer

“Sxb Kir qudhaa igu hadhayoo kirtaana kaygaan la sugayaa” !!!! —————————— Hadalkaasi ama jaahilnimo ha ka ahaado ama eray uu usoo dhiibtay ninka uu sheegaya ha ka ahaato ama doqoniimo’ba e. Wuxuu...

View Article

Furashada ururada siyaasadeed waa xaq Dastuuriya

“Umaduhu waxa ay ku kala horumareen sidii ay u ilaashadeen xuquuqahooga iyo waxa shuruucda dalkoogu siisay ,, Siyaasadu waa halka dalku ka hagaago ama ka xumaado mana aha wax in kooban iyo kooxi gaar u...

View Article

Xilkasnimadii iyo xarraga doodkii Gaashaanle sare Ibraahin. WQ- Maxamed...

Toddobaadkii hore waxaanu dood kaga qayb gallay Universal Tv, dooddaas oo lagaga hadlaayay tacadiyada Booliska iyo xuquuqul iinsaanka Somaliland. waxa nagala soo qaybgalay Gashaanle sare Ibraahim oo ah...

View Article


Dhacdadii Nuuradiin, aynu ka dhigano fursad aan ku daraasayno hab-fikirka...

Qof kasta oo loo tababaray macalinnimo ama wax ka yaqaan Cilmi-nafsigu, waxa uu dhab ahaan u garanayaa da’da u dhexaysa 12 jirka – 19 jirku in ay tahay muddo uu ilmaha yari ku jiro xaalad kala guur ah....

View Article


Xilna Damaq Nimuu Dhibo.

W/Q: Jamaal Macalin. **—***—***—***—***—*** Allaa mahad leh, nebigeenii suubanaa ee Muxamed (N.N.K.H) baa sharafle. Waxaan u mahacelinayaa masuuliyiinta sar-sare wasaaradda warfaafinta Somaliland, oo...

View Article

Barnaamijka Hordhaca ah ee Xisbiga/Ururka Dadweynaha Somaliland

Barnaamijka Hordhaca ah ee Xisbiga/Ururka Dadweynaha Somaliland , S.P.P ( SOMALILAND PEOPLES PARTY ) WQ Maxamed Abdi Jamac XISBIGA DADWEYNAHA SOMALILAND BARNAAMIJ SIYAASADEEDKA XISBIGA DADWEYNAHA...

View Article

GADOODKA ARDAYDU MA GARBAA MISE WAA GARDARO?

W/Q: Ibrhim Isma Ardayda wax ka barata Dugsiga sare ee nuradin gaar ahaan qaybta inamadda ayaa mudarahaad rabshaddo wata ka dhex sameeyey dugsigooda. Ardaydu waxay khasaare kala duwan u gaysteen...

View Article

Golaha wakiillada Somaliland iyo wax ka bedelka xeer no 14

GUDIDA UU GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADU  U SAARAY XEERKA DOORASHOOYINKA URURADA IYO AXSAABTA SIYAASADA JAMHUURIYADA SOMALILAND XEER LR.14 IYO WAXA AY KA SUGAYAAN DADKA SOMALILAND....

View Article


Maxaad ka taqaan Haweenayda Muslimka ah ee Madaxweynaha ka noqotay Tanzania ?

Samiya Xasan Suluxu oo ah madaxweyne ku xigeenka Tanzania ayaa loo dhaarin doonaa madaxweynaha cusub, ka dib geeridii madaxweyne Magufuli. Sida dastuurka dalkaasi uu qabo madaxweyne ku xigeenku wuxuu...

View Article

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Natiijada Hordhaca ah ee...

Hargeysa-08-March-(Berberanews)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Natiijadda Hor-dhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha Jamhuuriyadda Somaliland. Natiijaddan...

View Article


Komishanka oo cayimay goobo loo reebay kaadhbixinta saddex Gobol

16-March-2021-Hargeysa(Berberanews):- Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland oo soo gebo-gabeeyey qaybinta Kaadhka Codbixinta, ayaa maalmo u kordhiyey, goobo gaar ahna u cayimay gobollada Sool,...

View Article

Caalamka Waxa Laysku Taageraa Danno.

WQ Garyaqaan Yuusuf Biixi Muwaadinkasta Oo Somalilander ah Oo Taageersan Somalia Sheegashada Badeed ee Kinya iyo Somalia ay ku Muransanyihiin waxa uu sidoo kale ka hor imanayaa Muqadasnimada jiritaanka...

View Article


GOORMAY DAWLADA HOOSE EE HARGAYSI SHARKAD NOQOTAY?

Waxaan dhagaystay barnamijka HornCable ee qanci-dadkaaga oo uu Wasiirka Gadiidka iyo Horumarka Wadooyinka, C/lahi Abokor Cisman iyo gasimayasha wasaaradu ay ku marti ahaayeen. Marka hore, wasiirka iyo...

View Article

Berberi hoos ha u eegto wii’da joogtada ah ee cabashada geelayaasha!

WQ Maxamed Saleban Yaasiin (Deer) Muddo badan oo sannado ah oon joogay waxa aan maqlayey un cabashada geelayaasha. Intaa way cabanayaan. Waana meesha sida dhabta ah la iskugu dul noolyahay. iyaguna...

View Article

Siyaasadda Soomaaliya iyo Duruufaha ku xeeran

26/03/2021-Sida Aqoonyahanada cilmiga siyaasada ku xeel dheeri ku macneeyeen siyaasadu waxa ay tahay  waa Iskaashi iyo isku haynta fikradaha kala duwan, rabitaanka kaladuwan, tartamayaal kala duwan....

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live