XULAFOOYINKA SIYAASADEED EE KA SAMAYSMAY GOBOLKA IYO DANAHA AY DABADA KU HAYAAN !!! Waxa aad loo dareemayaa in ay xulafooyin ka sameysmeen gobolka Geeska Africa kuwaasi oo dano siyaasadeed dabada ku haya , waxaana ay soo bilaabeen ilaa xiligii heshiiska sadex geesoodka ah kala saxeexdeen wadamada Ethiopia , Somalia , Erateria heshiiskaasi oo aan nuxur […]
↧