Dawladnimadu waa nidaam ku dhisan heshiis bulsho oo ah dastuurka iyo xeerarka kale ee ka farcama , waxaana ay u dhisan tahay ilaalinta karaamada iyo daryeelka dadka jamhuuriyada Somaliland , sida ku cad qodobka 1aad ee dastuurka faqradiisa 2aad iyo qodobada dastuurka jamhuuriya Somaliland ee 22naad ilaa 36naad waxa kaliya ee ay ka hadlaan yahay […]
↧