Maalka shirkadaha iyo shakhsiyaadka maalqabeenka ah ee dal la galiyaa, waa shayga ugu wayn ee dal ku hormaro. Waayo wuxuu maalgashigaasi abuuraa shaqo, oo boqolaal ama kumannaan qof ayaa shaqo ka hela ay ku mushahar qaataan. Dadkaasi iyaguna waxay sii maalgelinayaan ganacsatadii kale ee dalka oo mushaharkoodii way biishanayaan (dukaanlayda iyo maqaaxilayda ayaa sidaa ku […]
↧