WQ: Xuseen Cali Nuur 31-ka Bisha May ee sannadkan 2021, Jamhuuriyadda Somaliland waxay u ballansan tahay doorashada isku sidkan oo ah nooc ku cusub dalka. Doorashadaas oo ay u coddeyn doonaan dad ka badan Hal Milyan iyo Lix Boqol oo Kun oo muwaadiniin codbixiyeyaal ah, una badan dhallinyaro. Doorashadan oo ka dhici doonta lixda gobol-doorasho […]
↧