“Bari baa waxa dhacday in jeelka weyn ee Hargeisa oo ay ku xidh-xidhan yihiin maxaabiis argagixiso ah iyo maxaabiis kale oo fara badani , hadh cad ay maxaabiistii ka dareereen , iyada oo waxogaa xabado ahna la maqlay, dabadeedna wargeysyada Hargeisa ayuu mid ka mid ah halka faalo sawireedka ku qorey , waxan askarteena indhaha […]
↧