Hargeysa 1960 Vs Hargeysa 2021
Taariikh yaab leh baa Hargeysa soo noqotay. Bishii Feeberweri, 1960, waxa Hargeysa loo dareeray doorasho Barlamaan. Waxa degmada laga dhiibtay 28 000 oo cod. Xisbiyadii SNL, NUF, USP ayaa ku...
View ArticleIS-BAHAYSIGA MUCAARADKA SOMALILAND MA WUXUU NOQON GUUL MISE HUNGO?
1 ) GOORMAA DAWLAD XUMAATAA? Dawladnimadu maaha hanti gaar ah oo uu leeyahay qof, koox, ama qabiil balse waa hanti guud oo ay xuquuq ahaan ummaddu u wada leedahay una simantahay sida loogu wada...
View ArticleHargeysa Jaho-wareer iyo Yooyootan uma Baahna!
W/Q: Xuseen Cali Nuur Wiil iyo gabadh ama gabadh iyo wiil aqal-galay ayaa xaflada arooskoodu markuu dhammaado duco iyo hambalyo la isku raaciyaa. Waxa laga ilaaliyaa hadal iyo deymo xun. Waxa laga...
View ArticleHorumarka magaaladu waxay ku xidhan tahay, Xisbiga Maayarku yahay. By Amir Bidde
Waxa Xisbiyada mucaaridku xooggooda saareen siday u heli lahaayeen maayarada magaalooyinka muhiimka ah. Si ay muraadkooda u gaadhaan, mucaaridku wuxuu sameeyey isbahaysi ku salaysan; qaatee qaado....
View ArticleGabooye-nimadu Waa sharaf.
Gabooyuhu waa xirfad waqtigeedii ahayd aqoon iyo darajo sare waa farsamayaqaanimo tacab iyo waqti lagu bixiyay, waxay ahayd aalada lagu qaato oo lagu kaysdado falaadha iyo leebka markii dagaal ama...
View ArticleBerbera waxaa ka dhacay doorasho xor ah
Waxa maanta Berbera ka dhacday doorasho xor ah oo xildhibaanadii Golaha Deegaanku ku dooranayeen hogaankooda shanta sanno ee soo socda haddii Alle idmo. Ka dib markii lagu dhawaaqay xubnihii ku soo...
View ArticleFarogelinta doorasho deegaanka Berbera
Doorashooyinkii dalka ka dhacay xukuumadu may faragelin hase yeeshe waxa muuqata inay dowladu si culus u faragelisay degmada Berbera iyadoo u dirtay waziiro iyo ciidan RRU ah iyadoo degmada uu joogo...
View ArticleMuxuu Qalday Kulmiye? WQ Mustafe Sheekh Cumar
Waxaa la yidhi, Nin Yuhuudi ah oo ka guurayay Ruushka ayaa markii uu marayay Madaarka Moscow waxaa saraakiishii Garoonku ku qabteen Sanam uu ka soo sameeyay hoggaamiyihii la odhan jiray Lenin....
View ArticleFashilka Isbahaysigii Xisbiyada Mucaaradika Ah Ku Yimi Waxay Jidka U...
W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Kadib markii ay soo baxday natiijadii hor dhaca ahayd ee doorashooyinkii Somaliland ka dhacay 31 may 2021 Labda Xisbi mucaarid ee Somaliland Ucid iyo Waddani waxay ku...
View ArticleDumarkii ma dooran waayay oo u calaacalay Madaxweynaha
Madaxwaynuhu wuxuu qasrigiisa ku qaabilay dumarkii la dooran waayay, waana la isku ag calaacalay. Haddaba eedayn dhaqanka dalkeenna iyo ikhtiyaarka bulshada codka bixisay inta la iska dhaafo maa...
View ArticleMaxaa laga bartay doorashooyinkii Somaliland?
Nidaamka siyaasadeed ee dalku qaatay waa nidaamka dimuqaradi ah oo ah habka ururada iyo axsaabta badan ee siyaasadeed , dadka ayaa awooda leh oo si toos ah ugu soo doorta doorashooyin hogaanka dalka ,...
View ArticleDekedda Berbera, Ethiopia iyo Imaaraadka
Ethiopia warkeedu ma cada oo waxa loo baahanyay inaan ka shaqayno sidii looga hortegi lahaa khatarta Ethiopia oo aynu xidhiidh la yeelano quwado kale oo miizaama sida Masar iyo Turkiga. Waxaynu ognay...
View ArticleBaasaaboorka Faqashta
Waxan jeclay inaan idiinsoo gudbiyo dareen xoog leh oon ka qabo dhacdo Hargeysa ka dhacday oo aan aad uga xumaaday! Anigoo u riyaaqay md MBC oo sheegay inuu diiday 60 Milyan oo lasoo mariyay Soomaaliya...
View ArticleUmmadi Marka Ay Awooddeeda Aqoonsato Ayay Horumar Samayn Karta: W/Q...
Bulsho marka aanay ku iimaan qabin waxa ay haysato (opportunities) ama aanay aqoonsanayn kartideeda xaaladda noloshooda waxba kama bedeli karaan, horumar la sheegi karana ma samayn karaan. Wax badan oo...
View ArticleIs-haynta Asxaabta siyaasaddu yaanay qaranka hadimo u keenin
Awoodaha hay’adaha qaranka iyo wada shaqeyntoodu waxa ay ku cadahay dastuurka dalka jamhuuriyada somaliland, waxa xilka iyo waajibaadka golaha wakiilada ee wada-shaqeynta xukuumada si cad u qeexaya...
View ArticleABIY AHMED MUXUU QALDAY ? !!!
Siyaasadu waa shax lagu ciyaaro waayo aragnimo iyo khibrad dheeraad ah si aad guul uga gaadha , qofna kuma filna qalin iyo buug wax loogu dhigey oo kali ahi , waa in aad fahmi kartaa sida looga fekero...
View ArticleIn Qaranka la caayaa waa qaran dumis nimo.
Doorashadii inoo qabsoontay 31 kii May 2021 waxay koobsatay muuqaallo badan oo aan caadi ahayn. Waxa ka mid ahaa aragtiyahaa in shacabka loo abaabulay si qabiilaysan taasina ay keentay in qabaailku...
View ArticleOgaada Dhallinyaro in aad Tihiin Keydka ugu Qaalisan ee Dalka
W/Q: Xuseen Cali Nuur Horumarka dhaqan-dhaqaale, siyaasadeed iyo isdhexgalka bulsho ee dal, wuxuu ku xidhan yahay guud ahaan dhallinyaradiisa; gaar ahaana intooda wax baratay ee aqoonta leh. Waxa la...
View ArticleDhalinta Reer Berbera Samir Taagwa ayaan idiin dardaarmaya !!!
Shaqo la’aanta Baahsan ee Dhalinyarada Aqoonyahankaa ee Reer Berbera haysata, iyo Fursadaha shaqo ee sida joogtada Hargeisa looga soo shaqaalaysiinayo dad kale waa laba aan isqaban. Waar dad kale meelo...
View Article