Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Maayar Cabdiraxmaan Solteco, Hargeisa Ma Helayso Shaqsi Uga Wanaagsan

$
0
0
Sida aynu wada ognahahay Maayar Cabdiraxmaan Caydiid Solteco, waa shaqsi horey loo soo tijaabiyey, lana soo arkay waxqabadkiisa iyo maamulkiisa labadaba. Sidoo kale Mayor Solteco, waa shaqsi leh dulqaad, hoggaamin iyo maamul wanaag, waynu wada oganahay waxyaabaha muuqda ee uu caasimada ka qabtay mudadii uu ahaa duqa caasimada Hargeisa. Bal u fiirso shaqsiyaad Hargeisa u […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles