Xiligii lagaadh iyo waqtigii xiiso loo qabaye Adigoon kusoo xigan shaqsiga hebel xigaalaysi Keebaa kuxiga iyo adoon Hebelo soo xoomin xulashadu midkood bayse noqon aad u xilanlayde Bal xaqiiqso waayaha jiriyo adi xisaabtaada Mid xasaasigiyo baahiyaha xalal usoo raadsha Xogta hoose ruux kula ogoon maatida xambaarta Midaan xoolo kaa urursaniyo dabaqyo xayndaab leh mid xashiishka […]
↧