WQ: Xuseen Cali Nuur 80 sannadood oo gumaysi calami ah xornimadii laga qaatay ee loo huray, walaal waraabe horor ah nagu noqday; tobankii sannadood ee ka dambeeyey ee na laga xarimmay dhammaan xuquuqdii is-raac lahaa, 20-kii ku xigay ee cadaadis, gumaad iyo burbur aynu ka dhaxalnay, waxa dhammaan heeryadii na saarnayd aan iskaga rognay halgankii […]
↧