Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

KORRIINKA ILMAHA & QAYBAHA UU U KALA BAXO

$
0
0
Ilmaha waxaa muhiim ah in laga war hayo korriinkiisa, waxaa muhiim ah in si wanaagsan loo qorsheeyo loona maamulo koritaanka ilmaha, waxaa muhiim ah in si miisaaman dhinacyada kala duwan ee korriinka ilmaha loo ilaaliyo. Haddaba waa maxay dhinacyada kala duwan ee korriinka ilmuhu? Koriin Jidheed (Physical Development): dhinacani wuxuu la xidhiidhaa ilmaha cuntadiisa, nafaqadiisa, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles