Su’aal la waydiiyay bay ahayd arday ka diyaarinaysay Master degree (ماجستير) jaamicad ka mida jaamicadah….. jawaaba ardaydu bixinaysayna waxay ahaayeen kuwo wanaagsan oo u badnaa kuwo qof walba maskaxdiisa ku soo degdegaysa, marka laga reebo jawaab qudha oo uu Macalinkii muxaadarada (lecture) jeedinayay ka ilmaysiisay.!… ” Aabuhu waa kii markaad yarayd aad xidhan jirtay kabihiisa […]
↧