Qore: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye) Salaanta Islaamka ka dib, diinta Islaamku waxay inna faraysaa inaan wanaaga is-farno, xumaantana iska reebno. Xadiis Nebiga NNKH ayaa macnahiisu ahaa “Qofkii xumaan arka haku bedello gacantiisa, hadaanu awoodin, carabkiisa, ama niyada haka naco? Xadiis kale ayaa macnahiisu ahaa “Fitnadu way hurudaa, Ilaahay SW ha nacdallo qofkii toosiya? Ilaahay […]
↧