Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

30 Sanno iyo Somaliland: WQ Barkhad Jaamac Batuun

$
0
0
Qoyskaygu waxa uu ka mid ahaa qoysas guryaha ay galaan ahaayeen Xafiiska Hay’adda shaqaalaha. Waqtigaas Abdullahi Dirawal ayaa gaadhi nagaga soo qaaday Magaaladda Dila oo aan u qaxnay! Waxa aan ka mid ah dhallinyaraddi bannaanbaxa ku gashay xerada Milatariga Birjeex, oo ku dhawaaqayey: ” Wuu dhacay Siyaad, Siilaanyo dhalay sida dhibicda roob!” Sidoo kale, waxaa […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles