Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Himilladaa Gundhig u Ah Awoodda Guusha, W/Q. Nasra Qawdhen

Berberanews-Ina Nebi-aadam Inta uu Nool yahay iyo meel kasta oo uu ku nool yahay waxa uu leeyahay Han iyo Himillo uu ku hammiyayo inuu gaadho, waxa uu leeyahay Min-qiyaas uu doonayo inuu hadhsado oo uu...

View Article


WAXAAN U SHARAXANAHAY MURASHAXA JAGADA GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE...

Qalinkii:Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood:Mobile:4109843 Hargeisa Somaliland Rep.   Ururkasta oo la furo waxaa laf dhabarka koowaad u ah dhalinyarada oo ah 70%,inka soo hadhayna waa dadwaawayn oo Da’dooda...

View Article


Hambalyo Meherka Cabdilaahi Ibraahin Cabdilaahi Iyo Boqoradda Muna Muse Warsame

Hambalyo Meher Maxamed Xasan Cabdi (Maxamed-addis) iyo xaaskiisa, Cabdi Abokor Siciid, Maxamed Ciise Cabdi, Axmed Ibraahim Qalinle (Waalayaabay), Xasan Aadan Ruush, Cabdiraxmaan Maxamed Guuleed,...

View Article

TACSI TIIRAANYO LEH

Tacsi inaa lilaahi wa inaa ilehi raajicuun marxuun (C/laahi Faarax Diiriye) oo ku geeriyooday wadanka S/land gaar ahaan tuulada( jidhaangob) oo ka tirsan degmada shiikh maanta oo taariikhdu tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Urur dhalinyaro oo Cusub oo laga Aas aasay dalka Talyaaniga:Somali Giobani...

Waxaa dhawaan laga Aas aasay Carriga Talyaaniga urur la yidhaahdo (Somali giovani italiano) ururka dhallinyaradda soomaaliyeed ee dalka Talyaaniga ayaa looga dhawaaqay magaalada bari ee xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hab-dhaqannada Gurraacan ee Masuuliyiinta Xukuumadda kula dhaqmaan...

Wariye:Cabdifataax Ismaaciil Caarshe Masuuliyiinta kala duwan ee Xukuumadda qaarkood ayaa muddooyinkan danbe la soo shaac-baxay hab-dhaqan ceeb ku ah mansabka qaran ee loo igmaday, gaar ahaan...

View Article

Ogaysiis Bulshada UK: kulan loogu magac daray Burco international Airport .

Burco International Airport Dundumada aboorkuna, Isku duubnidiisuu, Derbiyada ku taagaa, Danwadaagta beeluu, Qaraamaadka dayrtii, Marka doobi loo culay, Laga dhigo daf iyo midhiq, Baahi bay dabooshaa,...

View Article

WAXAAN AHAY REER CEERIGAABO WAXAAN KA AHAY REE SOMALILAND

Marka hore waa salaane Mareegtan warlalineed Mudanaha iyo Marwda aqriste  Guud ahaan madasha waxaad mutaysateen salaanta muslimka, Marka xiga Ninba waa waagii e eshay nabad Ogaalkayna guud ahaan...

View Article


Jaamac shabeel iyo Muuse Biixi keebaa ah gudoomiyaha xisbiga kulmiye ah ?

  Maalin walba JAAMAC SHABEEL ayaa muraayad madaw noo soo gashanaya iyadoo la ogyahay in isga iyo siiraanyo wax isku ogyahiin Waxaad moodaa in madaxweyne Siiraanyo uu Jaamac shabeel u wakiishay xisbiga...

View Article


Hambalyo: Meherka Axmed Salebaan Faarax iyo Faysa Keyse Mohamoud

Waxay Dhamaan dadkani Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan meherka boqorka Axmed Salebaan Faarax iyo Boqorada Faysa Keyse Mohamoud oo meherkoodu ka dhacay 10.03.2013...

View Article

Tacsi Ku socota Qoyska Abwaan Cabdi Qays (Ilma Adan Xaad) Iyo Reer Diiriye...

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN. Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuumad Malko Ismaciil Maxamed , Anagoo  ka tiraanyaysan geeridaasi waxaanu tacsi u dirayaan gaar ahaan Caruurtii ay ka...

View Article

Madaxweyne Jaamac shabeel iyo muuse biixi keebaa abaal kuu galay?

Dhawaan kulan ka dhacay madaxtooyada Muuse Biixi ayaa siilaanyo u soo qadimay in aan xisbiga lagu fara gelin loona daba fadhiisto isaga siilaanyana u sheegay in arrimaha xisbiga faraha kala baxo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meherka Cali Xasan Cismaan (Cali Khadar) iyo Rooda Sh. Maxamed...

Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaaskiisa...

View Article


Nin Khayrkii loo Xiroow, adna Soo Qoyso

Waxaan Maqaal yar ka qoray Arinta Dembiile Cail Samatar oo aan ku qoray Baligubale media Markaas waxaa dhacday in cay badan la ii soo diray aniga iyo Qabiilka la yidhaahdo “ISAAQ” Sababta oo ah in aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Hambalyo: Meher Wacan Guud ahaan Hawl wadeenada, Masuuliyiinta, Tatafiraha Wargeyska Saxansaxo Cali Cabdi Diini, Sacad Muuse Cabdi, Cabdikariim Axmed Muxumed (Kaambul), Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,...

View Article


Hambalyo Meher: Maxamed Cawil Xasan iyo Aamina Cabdi Cumar

Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne, Cabdiraxmaan Cawil Xasan...

View Article

Xukuumada maanta joogta waxa ay ka dhigantahay Dhiciskii intii Birta Loo soo...

  Q/l:khaddar jirde axmed                                                                                              22/03/2013 Ų  Ugu horayn anigoo ah khaddar jirde axmed waxa aan halkan salaamaya...

View Article


Ogeysiis muhiim ah: Safaaradda Somaliland ee UK

Ogeysiis muhiim ah   Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiineysaa dadweynaha reer Somaliland ee ku nool UK inu wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Eng. Xuseen Cabdi...

View Article

XISAABYARIDA WASIIR XAABSADE IYO MOGANAANTA XILKIISA.Qalinkii Yusuf Keyse...

Qalinkii Yusuf Keyse A/laahi Marka hore waxaan salaamaynaa dhamaan shacbiga jamuuriyadda Somaliland,sidoo kale waxaan salaamayaa saxaafadda madaxa banaan ee habeen iyo maalin u taagaan u shaqaynta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Go,aankii Madaxweynaha Somaliland ee Qaadacada Shirka London Miyaa la soo...

Berberanews-Marka hore waxaan salamayaa dhamaan akhristayaasha iyo websityada Somaliland dhamaantood marka xigta waxaa mahad leh allaha wayn ee ina abuuray. Waxaa aan doonayaa oo aan qalinka u qaatay...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live