Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Xukuumada maanta joogta waxa ay ka dhigantahay Dhiciskii intii Birta Loo soo Siday bakhatiyay.WQ Khadar Jiredh

$
0
0

 

Q/l:khaddar jirde axmed                                                                                              22/03/2013

Ų  Ugu horayn anigoo ah khaddar jirde axmed waxa aan halkan salaamaya dhamaan saxaafada madaxa banan meelkesto ooy joogto

Hadii aan ku soo dhawaado fikirkayga

1-waxa aynu lawada socona in xaalka wadanku meel halisa marayo haday tahay mid amni iyo mid citiraafba dawlada siilanyo uu madaxwayne siilanyo hogaaminayo,sida aynu ognahay waxa ay badhi furtay oo ay wax ka bedel ku samaysay moqif kii adkaa ee ay iska taagtay xukuumadii ay xilka kala wareegtay ee madaxwayne Daahir riyaale kaahin mawqifkii adkaa ee ay ka taagnayd,ku dhex milanka koonfurta oo aanay marnaba gorgoortay gelin qadiyada soomaaliland, Hadaba iyada oo shacabka reer soomaaliland aad u adag ay kataaganyihiin isku biir iyo lamidawga xamar oon marnaba lagu sirikarin,

Hadaba waxa ayaan daro ah iyada oo aynu ognahay in aanu ganacsigu xudud lahayn in ay xukuumada siilanyo  ay xaq daro ku xidhxidho ganacsatadii wadanka,iyo madaxdhaqameedkii waddanka gaar ahaan iyadoo la badh tilmaameysanayo dad gaar ah,

   Hadaba waxa aan aad u canbaaraynayaa xadhiga iyo xukunka xaq iyo dulmiga     salaysan ay ku riday Ganacsade Boqor Raabi yuusuf  c/laahi,

Waxa aan u soo jeedinaya xukuumada in ay Boqorka  xoriyadiisa u soo celiso,laganadaayo ganacsatada wadanka u dhalatay tacdiga iyo xada gudubka si aanay wadankooda cuqdada iyo fiigtaal uga qaadin

khaddar jirde Axmed   

email:xikmaawi.410@hotmail.com

tele:4471119


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles