Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Hambalyo Aroos Farxad Leh: Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna Lagu Farax

Aabbo Cismaan Axmed Ciise, Cabdiraxmaan Cismaan Axmed, Xaasaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdiqani Cismaan Axmed, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Deeqa Cismaan Axmed, Saygeeda iyo Carruurtooda, Nuura Cismaan...

View Article


KULMIYE:- Xisbi is-beddelkisii lagu hungoobay,Q/W CabdiFataax Ismaaciil Caarshe

Ogaal/Staff Writters Xisbiga talada Somaliland haye ee KULMIYE, waxa uu Mucaarad ahaa muddo gadhaysa siddeed sano oo uu hoggaamiye ka ahaa Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo hadda ah Madaxweynaha...

View Article


Tacsi “Kulu Nafsi Daa Iqatu Mawt”

  Ale Haw Naxariistee Waxa Dhamaan Dadkani Oo Kala Jooga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisaba Ay Tacsi Tiraanyo Leh Udirayaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Ale Hawnaxariiste Godka Lagu Janee...

View Article

Anigoo Ah Wariye Shiine Waxaan Halkan Hanbalyo Meher Wacan Uga Dirayaa Sxbkay...

Anigoo ah Wariye Mohamed elmi Hassan (Shiine) Waxaan halkan Hanbalyo Meher Wacan uga diyara Saaxiibkay Abdiqani Fuaad Ali Iyo Marwadiisa Cusub Malyuun Abdi Wayrah oo Maanta Meherkoodu ka Dhacay...

View Article

Taageerid Bannaanbaxa Jaaliyadaha Somaliland ee Brussels , Belgium, 11th...

Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl wuxu hambalyaynayaa ururka jaaliyadaha Somaliland ee SSE iyo guud ahaan qurbajoogga Somaliland ee u ballansan bannaanbaxa ballaadhan ee 11th April,...

View Article


Burcooy, lama huraaneey, halbowlihii dalkaad tahay: Hees cusub iyo kooxda...

View Article

Kulan iyo martiqaad casho:Jaaliyada Somaliland UK (SSUK)

Kulan iyo martiqaad casho (SSUK) Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxaa sharaf u ah inaad kala soo qeyb gasho kulan iyo casho maalinta Axada habeenka Isniintu soo galayso 7 April 2013. Ujeedada kulankan...

View Article

In Somalia, police claim questions in reported killing

In Somalia, police claim questions in reported killing New York, April 5, 2013-Police in Somalia say they have been holding a woman in custody for much of this week after they say questions were raised...

View Article


Himilo Toosan, Horumar Muuqda iyo Hiigsi Dhab ah! (Qaybtii 1-aad)

1. Dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa iyo ku Dhawaaqii Gooni-isutaagga JSL Haddii aynu si kooban dib u yara milicsanno asaaskii iyo ku dhawaaqii gooni-isutaagga Jam. Somaliland iyo markii ay qaranimadeedii...

View Article


War-murtiyeed: Dallada SSUK

War-murtiyeed Asalaamu Caleykum dhammaan Bulshada reer Somaliland. Dalladda SSUK waxay mahad ballaadhan u soo jeedineysaa dhammaan dadweynihii ka soo qayb galay shirkii ballaadhnaa ee ay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Shirka Wadamadda G8 & Siyaasadda Soomaaliya + Qorshaha Horumarinta...

London (Berberanews) – Wasiirada arimaha dibada G8 ayaa soo dhaweeyay horumarka Soomaaliya ee 18kii bilood ee lasoo dhaafay, taasoo horumar laga gaadhay arimaha nabadgalyada, isbadalka siyaasadda iyo...

View Article

Hambalyo Meher Wacan

Hambalyo Meher Wacan Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maroodi...

View Article

Hambalyo Meher Farxad leh

Ch. Caaqil Axmed Jaamac Cawed, Ch. Caaqil Jaamac Caare Samatar, Caaqil Yuusuf Mire Ducaale iyo Caaqil Cabdi Xirsi Dhuuxyare dhamaantood waxay Duqaydani Hambalyo iyo Ducadii Rasuulkeena Suuban (SCW)...

View Article


Tacsi Ku socota Qoyska Marxuum Weli Xaaji Cali Caynaba (Anagaa Wadana) oo ku...

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN. Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Weli Xaaji Cali Caynaba  , Anagoo  ka tiraanyaysan geeridaasi waxaanu tacsi u dirayaan ,Dhamaan Qoyska Reer Xaaji Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Walaal Ilaah Dartii Ugu Gargaar 22 Sanno Jir Xanuunsanaya In Ka Badan...

Maxamed Saciid Cali waa 22-jir ku noolaa deegaanka Cali Xeyd ee gobalka Awdal, waxa uu la liitaa muddo ka badan 11-sanno xanuun soo tiray isagoo da?iidu aad u yareed xiligaasi kaasoo wajiga, afka &...

View Article


TACSI:Marxuumad Qamar Faarax Ismaaciil,oo Burco ku geeriyootay

TACSI: Kayse Axmed Digaale, Mustafe Maxamed Yoonis(Mustafe Waxadad),Xamse Dhagacdhagac, Aabbo, Maxamed Yoonis Xirsi, Saleebaan Maxamed Ibraahin,Caaqil Aadan X.Ismaaciil, Saynab Maxamed Yoonis, Cismaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidaan Cigaal U Aqaanay? Qoraa Aadam Musse Jibril

Berberanews-Hordhac:Waxay aqoonyahanada xagga maskaxda Qofka Aadamaha ku xeesha dheeri yidhaahaan: Qof kasta oo inaga mid ah waxaa ku jirta Maskax muggeedu u dhimo ama ka waynhahay Qaarrad dhan, sida...

View Article


TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA REER AADAN SAHAL

ILAA LILAAHU WA-INAA ILAYHI RAACUCUUN TACSI TIIRAANYO LEH DHAMAAN DADKANI WAXAY HALKAN KATACSIYADAYNAYAAN DHAMAAN REER AADAN SAHAL IYAGOO KA TACSIYADAYNAYA AABOHOOD (Aaden Sahal Abdi) OO KUGEERIYOODAY...

View Article

TACSI TIIRAANYO LEH

Inaa Lilaah wa ina ileyhi Rajacuun:      1. Saciid hassan shekeye 2 Fadumo aadan Ismacil 3. jaamac Abokor 4. Rooda Xiinwaal. 5. Suldaan Mahamuud x. Xuseen. 6. Xasan macalin Qaasim. 7. Khaliif...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland: Dal Baddiisa Ka Bad-baadiyay Budhcad Baddeeda Iyo Kalluumaysiga...

Berberanews-Somaliland ayaa sanadahan u danbeeyay waxa ay si wayn xooga u saartay dhisitaanka ciidamada ilaalada xeebaha, kuwaasi oo ay tayadooda iyo qalabka ay ku hawl gelayaanba sida gaadiidka hubka...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live