Hambalyo Meher
Maxamed Xasan Cabdi (Maxamed-addis) iyo xaaskiisa, Cabdi Abokor Siciid, Maxamed Ciise Cabdi, Axmed Ibraahim Qalinle (Waalayaabay), Xasan Aadan Ruush, Cabdiraxmaan Maxamed Guuleed, Cabdiraxiin yare, Faysal Xiis Weerar (Afgaab), Sacad Food Cadde,
Dhamaan Bahda Caroog Media Group waxay u dirayaan hambalyo
Boqorka Cabdilaahi Ibraahin Cabdilaahi
Iyo
Boqoradda Muna Muse Warsame
Oo maanta meherkoodu ka dhacay Huteel Sanaag ee magaaladda Ceerigaabo.
Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ee aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.
Aamiin…………..Aamiin…………Aamiin
Hooyo Faadumo Muxumed Guuleed, Sahra Ibraahin Cabdilaahi, Saamiya Ibraahin Cabdilaahi, Nasriin Ibraahin Cabdilaahi, Cabdiraxiin Ibraahin Cabdilaahi iyo Xaaskiisa, Hooyo Xaliimo Muxumed Guuleed, Xamda Maxamuud Xuseen iyo Sayigeeda, Abtiyo Axmed Muxumed Guuleed iyo xaaskiisa, Abtiyo Cismaan Muxumed Guuleed iyo Xaaskiisa, Hooyo Xaliimo Muxumed Guuleed iyo caruurteeda.
Dhamaan waxay hambalyo u dirayaan
Boqorka Cabdilaahi Ibraahin Cabdilaahi
Iyo
Boqoradda Muna Muse Warsame
Oo maanta meherkoodu ka dhacay Huteel Sanaag ee magaaladda Ceerigaabo.
Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ee aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.
Aamiin…………..Aamiin…………Aamiin