DAN IYO MURAADTOONA KAMA LIHI MARAYKAN AYAA WAX AQOONSADAY::
DAN IYO MURAADTOONA KAMA LIHI MARAYKAN AYAA WAX AQOONSADAY:: Qalinkii:Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood.Mobile:4109843 Hargeisa SOmaliland REP Jamhuuriyadda Soomaaliland oo...
View ArticleJaaliyadaha Djibouti iyo Somaliland ee Ottawa oo qabanqaabo balaadhan ugu...
Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Jaaliyadaha Djibouti iyo Somaliland ee Ottawa iney ka so qeyb galaan baroordiiq loo sameyn doono alle ha u naxariistee gudoomiyihii bangiga dhexe ee Djibouti marxuun...
View ArticleMa-hadhooyinka Xukuumada iyo Maalmihii Tegay.Qaybtii1aad
Waa qormooyin taxane ah oo aan kusoo bandhigi doono ma-hadhooyinka xukuumada ee 913kii maalmood ee la soo dhaafay kuna beegay 27/januarey/2013 oo ay 2 ½ sano jirsatay xukuumadan. Waxaa laga joogaa...
View ArticleGuddoon wacan Berberi heshee gole wacana waan rajaynaya!!!!!!.WQ, Cabdiqaadir...
Berbera-(Berberanews)-Waxaan qalinka u qaatay in aan bogaadiyo tilmaamo ku garab istaago hadba masuulkaan u arko in uu ku taaganyahay wadadii saxda ahayd ee ku horumarin lahaa shaqada uu qaranka iyo...
View ArticleMuuse biixi cabdi iyo cabdicasiis samaale midkee ku guulaysan doona loolanka...
Qalinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor tog wajaale Wajaale-(Berberanews)-Sida la wada ogyahay waxa gobolka gabiley ka jira loollan siyaasadeed oo kadhexeeya madaxda gobolka kasoojeeda oo kala tageeraya...
View ArticleOgaysiis Xaflad Baladhan ayka qayb Galayaan Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Iyo...
Ogaysiis Ogaysiis Xaflad Baladhan ayka qayb Galayaan Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Gudida Dib Udhiska AIRPORKA BURCO Iyo Dhamaanba Bulshada Somaliland Lagu Qabanayo Magalada Birmgham...
View ArticleHambalyo Arooska: Faysal Xaaji Xasan Muuse iyo Fatxa Cabdillaahi Laalays
Aroos wacan Hooyo Aamiin Yaasiin maxamed, Hooyo maryan Yaasiin Maxamed, Nasra Cabdillaahi Laalays, Odaygeeda iyo Carruurteeda, Muna Cabdillaahi Laalays, Odeygeeda iyo Carruurteeda, Deeqa...
View ArticleMa-hadhooyinka Xukuumada iyo Maalmihii Tegay. Qaybtii 7aad
Waa qormooyin taxane ah oo aan ku iftiimin doono ma-hadhooyinka xukuumada ee 913kii maalmood ee la soo dhaafay kuna beegay 27/januarey/2013 oo ay 2 ½ sano jirsatay xukuumadani 5-ka qayb galkii...
View ArticleTacsi Tiiraanyo leh
Tacsi Tiiraanyo leh Maxamed Cartan Gaacir Cabdi Dirir Cabdi – Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax – Duqa Degmada Ceerigaabo Suldaan Rashiid Cali Ducaale Boqor Maxamed...
View ArticleWalaal Soo Caawi Aabe Jidhkiisa Dubku Ka Daadanayo Oo Ku Dhibaataysan Borama...
Waxaa laga codsanayaa dhamaan Walaalaha muxsiniinta ah ee ka shaqeeya khayraadka jecelna inay walaalahood caawiyaan, bukaan dubku ka dhacaayo jidhkiisa islamarkaana ahaa nin ku xoogsan jiray xoogiisa...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo Miyuu Kala Masuugay Siinta Derejada Sare Ciidanka...
Dadweynaha Somaliland ayaa soo dhaweyey bixinta derejada Ciidamadda Qaranka , taasoo ahay arrin muddo dheer la sugaayay madaxweyne kastaana doonaayay inuu talaabadaas hirgaliyo, Balse dhibaataadda...
View ArticleHambalyo Meher
“LABADII HODMEE HOY WADAGALA EH HOODO LEH NOQDOO HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA “ Axmed Aadan X. Xirsi, Faysal Good Iimaan (Guray Qamdaan), C/karim Maxamed Cige, Maxamed Xasan Abokor (Guray) iyo Xaaskiisa,...
View ArticleTog-wajaale: Magaalo jidka saartay dariiqa Horumarka iyo addeegyada bulshada...
Diyaare suxuf Maxamed Ismaaciil Cuma(maxamed biid) Wajaale-(Berberanews)-MagaaladaTog-wajaale oo ah xuddunta ganacsiga bariga afrika, isla markaana kutaala xadka udhexeeya Somaliland iyo ETHOPIA ayaa...
View ArticleXADHIGA AFHAYEENKA XISBIGA UCID EE GOBOLKA SAAXIL
Xoriyaddaha muwaadinka iyo waajibaadkaba waxa dammaanayd qaaday oo sugay Distoorka Qaranka Somaliland; sida darteed ayaan marnaba loogu xad gudbi karin sifo aan sharciga dalka waafaqsanayn in qofna...
View ArticleGacal iyo sokeeye guurkiina lagu farax gobonimo ku aqal gala guule haysku...
GAcal iyo sokeeye guurkiina lagu farax gobonimo ku aqal gala guule haysku kiin simo Guddomiyaha ururka :Axmed Cabdiraxmaan Xariir , khaalid jaamac cumar, mubaarik cismaan siciid , baashe maxed...
View ArticleHambalyo Arooska: Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq Xaaji C/llaahi Xasan...
Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo...
View ArticleKornaylada Xisbiga Kulmiye Ee Loolanku Ka Dhexeeyo Wadaadada Awooda Badan Ee...
Loolanka Xisbul Xaakimka Kulmiye ee loogu jiro hogaanka sare ee xisbigaa marka la gaadho shirweynaha oo la filayo in la qabto March 2013, ayaa cirka isku shareeray, waxaana tartanka ku hirdamaya...
View ArticleSOOMAALILAND IYO SOOMAALIYA IYAMAA DAWLAD U QALMA OO U BAAHAN AQOONSI CAALAMIYA?
QALINKII:Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood:Mobile:4109843 HARGEISA Somaliland REP Hargeysa-Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa miidaamo dhego ma leh haddii meleg dhawaaqaayo waxaa wax lala yaabo ah Oo...
View ArticleQORRAX SACAB LUGUMA QARINKARO.WQ. Saciid Cabdi Aadan
BerberanewsHalkan waxan idinku soo gudbinaya , maqaal ku saabsan xaaladaha siyaasadeed iyo daruufo dhaqan dhaqaale ,mid bulsho ee wadanku marayo wakhtingan la joogo. Waxaan si qoto dheer oo ku...
View Article