Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

$
0
0

Hambalyo: Meher Wacan

Guud ahaan Hawl wadeenada, Masuuliyiinta, Tatafiraha Wargeyska Saxansaxo Cali Cabdi Diini, Sacad Muuse Cabdi, Cabdikariim Axmed Muxumed (Kaambul), Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Cabdiwali Cali Ismaaciil iyo Xaaskiisa, Khadar Macalin Deeq, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,  Sh. Axmed-Nuur Saleebaan Rooble (Daaciga)
waxa ay Hambalyo u dirayaan

Saleebaan Ibraahim Xaashi 

Iyo

Wasiira Cabdi Xuseen 

Oo Meherkoodu ka qabsoomay maanta 13/03/2013 Hutel Crown ee magaalada Hargeysa, waxaanay Leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu nagaado.

544302_546855345334504_1654085894_n577824_10151468731213559_82591954_n1
Aamin….. Aamin…Aamin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles