Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo: Meherka Axmed Salebaan Faarax iyo Faysa Keyse Mohamoud

$
0
0

Waxay Dhamaan dadkani Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan meherka boqorka Axmed Salebaan Faarax iyo Boqorada Faysa Keyse Mohamoud oo meherkoodu ka dhacay 10.03.2013 Magaalada Hargeisa ee Caasimada Somaliland.
Mohamoud Nuur Axmed (Tahar)
Axmed Aadan Mohamed (ina Aadan Gasiire)
Mubaarig Yuusuf Cawil (Ina Haraadane)
Koos Ali Faarax (ina Cali Dhagaafe)
Sahra Mohamoud Omar Yare
Koos Mohamoud Omar Yare
Faarax Hurwaa Ayax
Cabdirisaaq Mohamoud Haji Ibaarahim (Qayilaaye)
Suldaan Shugri Aabi
Tafatirire Cabdi Wahaab Janogale
Mohamed Shiine Kenadiid
Cabdirisaaq Bile Guleed (Dhuubane)
Axmed Ibraahim Xuseen (ina Sanyare)
Dhamaan Dadkan oo Degan Wadanka Noorwey Waxay Ilaahay Uuga Baryayaan Reerka Cusub in Alle ka yeelo Reerkii Lagu Nasto ee Ubad khayr Qabana kala Hela Allahuma Aamiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles