Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

TACSI TIIRAANYO LEH

$
0
0

Tacsi inaa lilaahi wa inaa ilehi raajicuun marxuun (C/laahi Faarax Diiriye) oo ku geeriyooday wadanka S/land gaar ahaan tuulada( jidhaangob) oo ka tirsan degmada shiikh maanta oo taariikhdu tahay 28,02,2013 Waxaanu leenahay marxuunkaa ilaahay ha u naxariisto, ehel kii iyo qaraabadii‏ uu ka baxayna samir iyo iimaan haka siiyo.

 
dhamaan reer Caraale Muuse Ducaale waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan 
qoyskii reer C/laahi Faarax Diiriye meel kastay aduun ka ka joogaanba 
waxay leeyihiin marxuun (C/laahi Faarax Diiriye) illaahay naxariistii jan ha ka siiyo
idina samir iyo iimaan illaahay ha idinka siiyo aamiin aamiin.
 
 
1-caraale Muuse Ducaale
2-Maxamed Caraale Muuse
3-Aamina Caraale Muuse
4-Axmed Caraale Muuse
5-Siciid Caraale Muuse
6-Nimco Maxamed Baxnaan
7-Nimco Diiriye Warsame
 
dhamaantayo waxaanu leenahay marxuunkaa illaahay naxariistii janada haka war aabiyo 
 
aamiin aamiin aamiin.
 
Qore: Ahmed Arale Muse
Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada
Norwey Oslo

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles