
Ururkani ayaa oggolaasho rasmiya ka heystaa wasaaradda arimaha gudaha iyo maaliyada ee dalka talyaaniga iyo sidoo kale safaarada Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga waxaana oggolaashaha la gudoonsiiyay oo gacanta ku haya hawl badana u maray sidii loo heli lahaa warqadahan aqoonsiga gudoomiyaha ururka Xuseen Ismaaciil Colhaye, oo wada tashiya iyo xiriira kala duwan oow la saameeyey Xubnaha ururka ee ku dhaqan gobolada kale ee dalka talyaaniga ka dib suurtagashay in oow gudoomo aqoonsiga“ururka Giovani Somali di,Italiano“ Tiradda rasmiga ah ee hadda la hayo ee ururkan ayaa lagu qiyaasay inay tahay Cadad dhan: 4777. ururkan ayaa yeelanyo wakiila joogta ah oo ku kala sugan dhammaan gobollada dalka Talyaaniga.
Xoghayaha Guud ee Ururkan Mudane Maxamed Cabdulqaadir ruush, iyo Muuse baashi oo ah Masuuliyiinta ka socotay ee metelayey Caasimada Dalka Talyaaniga ee Rom ayaa qayb libaax ka qaatey hawshan hirgelinteeda.
Waxaana ururkaan Aas aaskiisa gacanweyn ka geeystay oo aan la illaawi karin,godoomiyaha uruka Crate Onlus “Dr.Antonio Peragine” Waxaa sidoo kale qorshaha dhaw ee ururka ka mida Xaflada Ballaaran oo loogu wanqalayo looguna dabaaldegi doono aas aaska ururkani oo loo madlanyahay 15.5.2013
FG: Haddii aad doonayso ka mid noqoshada ma inaad Oggaato Qorshayaasha iyo ujeedooyinka Ururkan iyo arrin walba oo ku saabsan kala Xariir Maamulka Ururka:-
Perogni informazione :
Gud:ururka Xuseen Ismaaciil Colhaye
Xog: guud Maxamed Cabdulqaadir
Associazione dei Giovani somali d’Italia.
Via Dmenico Nicolai. n.88 70122 BARI Italy
Tel.390805211096 cell:393476987959
E-mail: agsi@hotmail.it
Bari, 28 febbraio 2013-02-28
UfficioStampa CRATE Onlus