Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Tacsi Ku socota Qoyska Abwaan Cabdi Qays (Ilma Adan Xaad) Iyo Reer Diiriye Nuur oo hooyadood Marxumad Malko Ismaciil Maxamed ku Geeriyootay Hargeysa.

$
0
0

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN.

Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuumad Malko Ismaciil Maxamed , Anagoo  ka tiraanyaysan geeridaasi waxaanu tacsi u dirayaan gaar ahaan Caruurtii ay ka geeriyootay marxuumadaasu oo kala ah 1. Abwaan Cabdi Aden Xaad (Cabdi-qays). 2. Qarbooshe Aden Xaad 3. Maxamed Diiriye Nur (Fariid) 4.Ibrahim Diiriye Nuur.5.Sahra Diiriye Nur.6.Nimco Diiriye Nur.7. Fatxiya Diiriye Nur  Iyo Sh. Aadan Xajji Maxamuud (Aadan Siiro) oo habaryar u ahayd   gaar ahaan Inankeeda Maxamed Diiriye Nuur(Fariid) oo aanu ka tacsideynayno  Hooyadood oo  ku geeriyootay Magaalada Hargeysa S/land, Maanta oo Isniin ahayd bishuna ahayd 11-03-13.

Dhamaan ehelada  iyo qaraabada kale ee hoos ku xusan   ,iyagoo ka  tiraanyaysan  geerida timi waxay tacsi u dirayaan Labadaasi Qoys ee Ilma Diiriya Nuur Iyo Ilma Adan Xaad oo aanu ka tacsideynayno Marxuumadaasi Malko Ismaciil Maxamed  oo ku geeriyooday Hargeysa Maanta oo Isniina 12PM 11/03/13 , Berito oo Bishi tahay 12/03/13 oo Salaasa ahna lagu aasi doono Magaalada Hargeysa . waxanu leenahay Illahay samir & iimaan ha idinka siiyo Marxuumada , marxuumadana  waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

*Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile.

* Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

1- Cumar Abdilaahi Yasiin.

2- Adan Yusuf Elmi. .

3- Mustafe Adan Cali (Mustafe Shanle).

4- Cismaan Diiriye Wersame.

5- Feysal  Yusuf Cabdi (Feysal Macalin).

6- Abokor Muxumed Salebaan(Abokor Hinaase).

7- Shucayb Maxamed Gurux.

8- Cabdi-khalaq Maxamed Sh.Osman Nur .

9- Rashiid Xasan Shire.

10- Cabdiraxmaan Cawil

11- Adan Abdi Xasan.

12- Mustafe Maxamed Yoonis(Mustafe waxdad).

13- Cabdiraxmaan cawil Xasan .

14- Cabdilaahi Ismaciil Adan(Ina Direys).

15- Cali Cabaade Weyd.

16. Maxamed Daahir Axmed X.Adan

Marxuumadaa waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inagasiiyo.Aamiin. Amiiiiiiiiiiiiiiiiin, Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

By, Adan Yusuf Elmi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles