Waxaan Maqaal yar ka qoray Arinta Dembiile Cail Samatar oo aan ku qoray Baligubale media
Markaas waxaa dhacday in cay badan la ii soo diray aniga iyo Qabiilka la yidhaahdo “ISAAQ”
Sababta oo ah in aan idhi Cali Samatar waa denbile ninka dafacayaana waa denbile. Waxaan aad ugu mahad celiyanaa webka Baligubadle ah ka keliyah ee soo qoray Maqaal kaa Sawir kuhaboona Saray oo ah ka Ra,salwasarah Saacid. Mardanbe waxaa ogaday in uu Saacid Joogay Berbera Xoolo badana ka dhay dekedda Berbera. Waxaan laha markii hore wa raggi Cali Samatar u dagalamayey sidaas ayaanu u difacayaa.
Laakin hadda waxaa muqda in Oday Saacid niftiisu denbile yahay! Nin Kharkii loo xiiroow adna soo qoyso. Waxaa dhowaan boqasho ku tegey dal Kenyia magaladda Nairobi aniga oo la socdah nin aan martii u ahaa ayaan waxaan meel suuq ah oo la yidhaahdo YeYe Centre ku arkay denbile Morgan oo aad modo Bahal oo baqayah oo hadba dhinac u jeesanaya waxaan maqlijira Dhagar-qabe dhulka u dhaqdhaqaqah. Waxaan kale oo aan maqlay markii denbile Cali la xukumay in uu dhuntay! Horena waa raggi Lacagta u soo u ruriyey denbile Cali.
Sidaas awgeed hal mid ayaan codsanayaa oo xaq ah waxaan ka codsanayaa dhamaam u madaa reer Somaliland oo dhan iyo Dawladda Somalilandba gaar ahaana aan uga codsanayaa Madaxweyna Somaliland Axmed Siilanyo in wadahadala Somali iyo Somaliland lagu daro in dhamaan debilayaasha Xadgudubka ka geystay Waqoyi Maxkamad la soot ago. Arintaas waxaan markale ka codsanayaa madaxweyne Axmed .
Ibrahim Mohamed Hassan Hassa999@gmail.com