Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Baarlamaanka Somaliland: Baabuurta Guuxooda ka dheeraysa

“Baarlamaanka Somaliland wuxuu noqday baabuurta guuxooda ka dheeraysa. Waxa uu toos u farogaliyey shaqadii fulinta ama Xukuumadda.Waxa ay abuureen muranno sharci oo hor leh. Ma jirto wax la yidhaa...

View Article


Doodda sharci ee ka taagan Wakiillada iyo Wasiirka

Dood weyn oo sharci ayaa maanta ka taagan Somaliland. Wasiir yaa xilka ka qaadi kara? Ma Wakiillada mise madaxweynaha? Wakiilladu ma dhadhaarka fulinta oo isku duuban ayey kalsoonida kala noqon karaan?...

View Article


“Golaha Wakiilladu awood uma leh inuu xilka ka qaado xubin Wasiirra” Guuleed...

“Anigu waxa aan ku jiraa qareennada aaminsan inaan Golaha Wakiilladu awood u lahayn inuu xil ka qaado ama kalsooni kala noqdo xubin ka tirsan Golaha Wasiirrada. Waxa aan qabaa in taasi u gaar tahay...

View Article

Siraha ku xeeran magac dilka Dr Gaboose iyo ka baqista Ismail Buubaa ee...

Muwaadin labadani waa laba oday ama aqoonyahan oo ka midda labeenta iyo haldoorka Ummadeenna. Xaq ayey u leeyahiin hogaaminta dalkoodda iyo dadkoodda, weyna mudanyahiin runtii inay fursadaa Ummadda ka...

View Article

Xidhiidhka Diblomaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan

Xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Taiwan waxa uu noqon karaa mid manfac iyo badhaadhe u horseeda labada dhinacba. Taiwan inkasta oo aanay aqoonsi caalami ah haysan,...

View Article


Kala Duwanaanshaha Somaliland iyo Shirweynihii Madaxweyneyaasha Afrika

Faalo: Xuseen Cali NuurDhallinyaro! Ma ogtihiin in muddo haatan laga joogo boqol sannadood, shacbiga Somaliland uu halgankii ugu horreeyey ee hubaysnaa ka bilaabay qaaradda Afrika. Halgankaas oo...

View Article

Dulmiga Dp-world ku hayso Shaqaalaha Dekeda Berbera

Magacaygu waa siciid ibraahin cali waxa aan ahay muwaadin reer soomaliland ah oo ku nool gobolka saaxil  kana mid ahaa shaqaalaha dekeda berbera ee shirkada Dpworld waaxda farsamada (operation...

View Article

Ingiriiska oo codsi 100,000 qof reer Somaliland ah saxeexaan ku xidhay aqoonsi

Dawladda Ingiriiska Oo Shuruud fudud ku xidhay in si rasmi Dood looga Furo Aqoonsi Ay Siiso Jahmuuriyadda Somaliland. Dawladda Ingiriiska, ayaa ka soo jawaabtay codsi ay u gudbiyeen muwaadiniin reer...

View Article


Riyo rumowday! : Barkhad M Kaariye

Waxa qoray Ambassador Barkhad Maxamuud KaariyeSafiir-ku-xigeenka Safaaradda Somaliland ee Addis Ababa Mahad oo dhan waxa leh Ilaahay SWT. Muddo sannad iyo badh ah oo ku-dhaceeda, dedaalkeeda iyo...

View Article


Maansaynta Qur’aanka: Suuradda Al-Aclaa

Maxamed Xirsi Guuleed Macnaheeda MaanseeyeyWaa qaybtii afraad ee taxanaha #Maansokumacnaynta Qur’aanka ee barnaamijka KULANKA GOFAYNTA, oo xanbaarsan maansooyin cusub, oo uu allifay halabuur Maxamed...

View Article

Gardarro iyo xadgudub ayey xisbiyada mucaaradku u xagxaganayaa Wasiir Saajin

A.A. SheekhMasuuliyiin iyo taageerayaal ka tirsan xisbiyada mucaaradka, gaar ahaan xisbiga WADDANI iyo weliba shaqsiyaad ujeeddooyin kale ka leh, ayaa muddooyinkii u dambeeyey si isdabajoog ah weerar...

View Article

Qaranimadu Sharci Iyo kala danbayn ayay ku dhisantahay Xaaladkasta oo jirta

Xildhibaanku Waxa Uu Ku Gafay Qodobka.10aad Ee Xeer Lr.51.2012, Inagoo kawada damqanayna Xaalda abaareed iyo Sixirbarar Hadana masuuliyadu kuma farayso inaad sharciga iska laa,laabto ama aad ku tumato...

View Article

Waxaan ugu baaqayaa xukuumadda inay si dhaqso ah u qaaddo tallaabo”Anwar Warsame

Berberanews-Dhawaaqa muwaaddiniinta Jamhuuriyadda Somaliland ka soo yeedhaya ee ku saabsan nolosha cidhiidhiga gashay, kadib markii ascaartii maciishaddu korodhay, iyada oo marka horeba shaqo la’aan...

View Article


DHISMAHA CIIDAMMADA BADDA ITOOBIYA!

Waxa qoray Eng. Xuseen-dayr, Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Afhayeenkii hore Madaxtooyada xukuumaddii Siilaanyo Sannadihii ugu dambeeyey Itoobiya waxay ku dhaqaaqday arrin ay ugu yeedhay Dhismaha iyo...

View Article

Qayrkii ka hadhe yuu ku qiimayn.

Magalada Samiraa ee Dalka Ciraaq waxay ahaan jirtay magaalo cilmiyeed loo aqoon doonto. Waxa ku taallay Jaamicad aad u waynayd oo uu ka madax ahaa aqoon yahan wayn oo la odhan jiray Abu Al Xassan. Abu...

View Article


Aqoonsi Somaliland hesha wuxu ku xidhanyahay sadeex xeeladood

Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay dawladnimadeeda dib ugala soo noqotay isutagii Somaliland iyo Somalia ee dhacay 1 July 1960 oo ay ka dhalatay jamhuuriyadii Somalia ee 1991 kii bur-burburtay....

View Article

Kuma ayuu ahaa Taliyaha Ciidanka ILaalada Madaxtooyada JSL?

Waayihiisii xabsiga, Halgankii dib u xoraynta aqoontii ciidan iyo xilalkii uu soo qabtay. Gaashaanle Sare Muuse Cilmi Faarax waxa uu ka mid ahaa khubarada ciidanka milatariga ee Somaliland Waxa uu ka...

View Article


Maalinta Dhagax Tuurku waa dhamacdii hurisay Halganka Geesiyada SNM

View Article

Xukuumaddu Sharciga, Caqliga iyo Diinta ayaa u fasaxaya Sicir u goynta qiimaha

Xukuumaddu Sharciga, Caqliga iyo Diinta ayaa u fasaxaya Sicir u goynta qiimaha Badeecadaha iyo ilaalinta maceeshada quutal daruuriga Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleye). Salaanta islaamka ka dib, duniddu...

View Article

Hanti ururso mooyee wax kale kuma itaalaane, Tix

WQ Osam Gucure Abaaraa Dhulkii lagu saliday aad ahoo ba,ane Omos baa ka kacay Kaymihii uduga weynaaye Haday Ubaxyo laac weyn lahayd laga awaareeye Wixii Ayro Geel foofi jirey aaga laga waaye Ahminkii...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live