Xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Taiwan waxa uu noqon karaa mid manfac iyo badhaadhe u horseeda labada dhinacba. Taiwan inkasta oo aanay aqoonsi caalami ah haysan, haddana waa Waddan horumar balaadhan ka sameeyay dhinaca Tiknoolajiyadda, koboca dhaqaalaha iyo nidaamka dimuqraadiga ah ee damaanad qaada xoriyadda muwaadiniinta. Taiwan waxa ay kaalinta Sideedaad […]
The post Xidhiidhka Diblomaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan first appeared on Berbera News.