Waayihiisii xabsiga, Halgankii dib u xoraynta aqoontii ciidan iyo xilalkii uu soo qabtay. Gaashaanle Sare Muuse Cilmi Faarax waxa uu ka mid ahaa khubarada ciidanka milatariga ee Somaliland Waxa uu ka mid ahaa Saraakiishii Dawladii Kali-taliska ahayd ee Soomaaliya wakhtigeedii culuumta milatariga ku soo bartay dalwaynihii Midawga Soofiyeeti Ama Ruushka, Sidoo kale waxa wax uu […]
The post Kuma ayuu ahaa Taliyaha Ciidanka ILaalada Madaxtooyada JSL? first appeared on Berbera News.