WQ Osam Gucure Abaaraa Dhulkii lagu saliday aad ahoo ba,ane Omos baa ka kacay Kaymihii uduga weynaaye Haday Ubaxyo laac weyn lahayd laga awaareeye Wixii Ayro Geel foofi jirey aaga laga waaye Ahminkii ka madhey Reerihii aad ahaan jireye Isha biligleh Maatida Raqdii ku ag wareegaysa Umulaha sedkoodii go,ye oon la ledi waayey Ooniyo haraad […]
The post Hanti ururso mooyee wax kale kuma itaalaane, Tix first appeared on Berbera News.