Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

“Golaha Wakiilladu awood uma leh inuu xilka ka qaado xubin Wasiirra” Guuleed Dafac

$
0
0

“Anigu waxa aan ku jiraa qareennada aaminsan inaan Golaha Wakiilladu awood u lahayn inuu xil ka qaado ama kalsooni kala noqdo xubin ka tirsan Golaha Wasiirrada. Waxa aan qabaa in taasi u gaar tahay dalalka nidaamka baarlamaaniga ah isticmaala (parliamentary). Haseyeeshee, waan qabaa inaan masuul dastuurku waajibiyey in Golaha Wakiilladu u yeedhi karo in aannu […]

The post “Golaha Wakiilladu awood uma leh inuu xilka ka qaado xubin Wasiirra” Guuleed Dafac first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles