Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Waxaan ugu baaqayaa xukuumadda inay si dhaqso ah u qaaddo tallaabo”Anwar Warsame

$
0
0

Berberanews-Dhawaaqa muwaaddiniinta Jamhuuriyadda Somaliland ka soo yeedhaya ee ku saabsan nolosha cidhiidhiga gashay, kadib markii ascaartii maciishaddu korodhay, iyada oo marka horeba shaqo la’aan baahsan waddanka ka jirtay waa arrin werwerkeeda leh. Waxa aan ugu baaqayaa xukuumadda in ay si dhaqso ah u qaaddo tallaabooyin lagu xakamaynayo korodhka qiimaha quutal daruuriga iyo shidaalka oo waqti […]

The post Waxaan ugu baaqayaa xukuumadda inay si dhaqso ah u qaaddo tallaabo”Anwar Warsame first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles