Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Zelensky: Majaajilaystihii Madaxweynaha noqday

Sidee Zelensky uga soo baxay majaajiliiste telefishinka oo u noqday madaxweynaha? Madaxweyne Volodymyr Zelensky waxa uu noqday wajiga iska caabinta Ukraine ee ka dhanka ah ciidamada soo duulay ee...

View Article


Madaxweyne waa iga talo: Bal mar keliya afkaaga iyo uurkaagu hays yeesho

Siyaasi Cali GurayWaxan maqlayay Madaxwaynuhu safar buu u baxayaa xagaa iyo dalka maraykanka ah. Hadana waxa la leeyahay xubnihii safarka ku wehelinayay kuwii ugu muhiimsanaa waa loo diiday...

View Article


SIDA CARABWEYN U FASHILANTAY AYAY SOMALIWEYN U FASHILANTAY

Jamhuuriyadda Somaliland waxaa leh ummadda Somaliland. Ciddii aan u dhalan waa inay sharci ku joogaan haddii kale ka baxaan intaan la tarxiilin sida Jabuuti iyo DDS ama dalalka kale ee adduunka....

View Article

Taageerada socdaalka Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisa ee Maraykanka

Hiigsiga iyo halbeegga siyaasadda arrimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa afartii sanno ee la soo dhaafay gaadhay darajadii ugu sarraysay taariikhda intii aynu dib ula soo noqonnay...

View Article

Muhiimadda Safarka Weftiga Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka

Safarka dalka Maraykanka ee Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi waa mid muhiimad weyn u leh Somaliland, isla markaana fursado haddeer ah iyo kuwo mustaqbal oo weyn leh. Madaxweynuhu waxa uu kulamo la...

View Article


Madaxweyne Biixi Maraykan waxa ugu dambaysay 37 ka hor.

W/Q: Cali Cabdi Coomay Laba jeer ayuu madaxweyne Biixi Maraykanka ku soo qaatay tababar Milatari. Ta koowaad waxa ay ahayd intii u dhaxaysay 1981—1982 oo uu ku jiray saldhiga Milatariga ciidanka cirka...

View Article

Guul Madaxweynaha Somaliland, Qore Mukhtar Cilmi

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.  Run ahaan eryada maanta ka soo yeedhaya dad iska hadla ay ka mid yihiin golaha wada tashiga iyo shakhsiyaad ka soo jeeda Xisbiyada Mucaaridka ahi waa qaar...

View Article

MAXAAN U SIIN WEYNAY BAASABOORKA MARAYKANKA

Waxa ay ahayd goor makhrib ah oo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland HE.Muse Bihi, uu joogay hoygiisa uu ka deganyahay Washington D.C, maalin ah Khamiis, March 17. Waraysi dheer oo 0630 wakhtiga...

View Article


Ma jiro xildhibaan booyaddo bixin karaa

Aduunyadda waxaa la isla qaatey mabda’ loo yaqaano daah-furnaanta ( transparency) mabda’aasna waxaa shuruudihiisa ka midda in qof walba mushaharkiisa la yaqaano , sidaa darteed inagoo mabda’aas ka...

View Article


Aʙᴀᴀʟ ɪʏᴏ Oɢᴀᴀʟ WQ Barkhad Jaamac Batuun

Waxa aan joogay Rayiisle walaalkay ku lahaa suuqa, xagga ay hadda ku taallo Shirkadda Sagaljet dhabarkeeda dhanka beri xiga. Waxa maalmaha socotay diwaangalinta ardeyda Jaamacadda Hargeysa galeysa....

View Article

Ka qayb qaata Taakulada masaakiinta Bisha Ramadaan

Walaalayaal marka aynu isu gar gaarno ayuu Rabigeen (SWT),inagana inoo gar gaarayaa.Fadlan ka qayb qaata, oo gaadhsiya inta kale,si aynu kheyrka u wadaagno,oo dadka baahan ee degan Xaafada State House...

View Article

Shacabka Muqdisho oo ka wallaacsan musharraxnimada Siciid Deni, Faallo

Musharaxiinta madaxweynaha Somalia intooda badan waxay is-diiwaangasheen kuna dhawaaqeen tartankooda muddo hore laakiin madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, Bishan March 2022 ayuu ku...

View Article

Xogo ku saabsan guulaha waaweyn ee ka dhashay safarkii weftiga Madaxweynaha...

Xidhiidhka Somaliland iyo Maraykan markasta wuxuu taagnaa oo la inagu odhan jiray “haddaad doonaysaan inaad xidhiidh USA la yeelataan, Muqdisho soo mara markaasaynu wada xaajoonaynaa.” Xaaladdu...

View Article


Halista iyo khataraha siyaasadeed ee kusoo fool leh Geeska Africa

 Waxa soo muuqda in aduunku is tun leekaaday oo ay soo baxeen quwado kale oo ka soo baxay Bariga Aduunka oo ay ka mid yihiin China iyo Russia , waxaana ay miisaami doonaan wadamada reer galbeedka iyo...

View Article

FAA’IIDOOYINKA CIBAADADA IYO CAAFIMAADKA EE  BISHA RAMADAAN

Soonku waa mid ka mid ah 5ta tiir ee Diinta Islaamka kuwaas oo ah saldhigga nolosha dadka Muslimiinta ah. Tiirarka kale waxay kala yihiin: Shahaadada, Soonka, Zakada iyo Xajka loo aado magaalada...

View Article


Sirdoonka adduunka oo daraadaynaya dabkii Hargeysa inuu ahaa dhagar la maleegay

Sirdoonka dunida ayaa daraasaynaya Dabkii Hargeysa ka bilaabmay 8 maqribno ee habeenimo 31/03/2022 in uu ahaa danbi iyo dhagar in mudo ah la soo  qorshaynayay iyo in kale. Mandaqada ayaa waxa ka socdo...

View Article

Isku raranta suuq-weynaha Waaheen, laguma waari karee, waa in la maareeyaa

Musiibada xalay ku habsatay Hargeysa ee ay hantida malaayiinka ahi ku shuf beeshay waa mid murugo, xanuun iyo uur-ku-taalo badan. Suuq-weynaha Waaheen wuxuu ahaa suuq-ganacsiyeedka ugu weynaa ee ay...

View Article


Xilliyada lammaanaha Muslimka ah Galmadu ka reebantay Bisha Ramadan

1. MARKA LAMMAANUHU SOOMANYAHAY BISHA RAMADAAN: Bisha Ramadaan waa Bisha Sagaalaad (9) ee taariikhda Sannadka Islaamka, xilligaas oo uu Ilaahay (S.W.T) ku waajibiyay Muslimiinta inay soomaan laga...

View Article

Maxaa caruurta Soomaaliyeed ee qurbaha qoysaskooda looga qaaadaa?

Mudooyinkii danbe  waxaynu Warbaahinta ( youtube ka-Facebook ga iyo twitter-ka ) oo aynu wararka ka aragnaa Aabayaal iyo Hooyooyin Soomaaliyeed oo ooy aaya oo ka cabanaaya in carruurtooda laga qaaday...

View Article

Qorshaha suuqa cusub ee Waaheen:Iskaashi Iyo Wadshaqayn aaa ka fiican tarrtan...

Wq. Cali GurayMasuulyadda Waa La Wa Leeyahay, Hadana Waa La Kala Leeyahay; Waana La Sii Kala Leeyahay. Hadii inta marka hore la isla fahmi karo oo cid waliba garato inta ay ku yeelanayso hawsha ka soo...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live