Dood weyn oo sharci ayaa maanta ka taagan Somaliland. Wasiir yaa xilka ka qaadi kara? Ma Wakiillada mise madaxweynaha? Wakiilladu ma dhadhaarka fulinta oo isku duuban ayey kalsoonida kala noqon karaan? Mise hay’ad ka mid ah fulinta? Mise masuulka maamula hay’addaas? Qodobka 53aad ee Dastuurka ayaa sheegaya in Wakiilladu u yeedhi karaan masuul maamula hay’ad […]
The post Doodda sharci ee ka taagan Wakiillada iyo Wasiirka first appeared on Berbera News.