Waxa qoray Ambassador Barkhad Maxamuud KaariyeSafiir-ku-xigeenka Safaaradda Somaliland ee Addis Ababa Mahad oo dhan waxa leh Ilaahay SWT. Muddo sannad iyo badh ah oo ku-dhaceeda, dedaalkeeda iyo caqabadeedahaba lahaa oo hawshani marxalado kala duwan martay kadib, 25 dhakhtar oo takhusus caafimaad baranaya, ayaa geeddigaasi bilaabaya. Waxay baranayaan sagaal (9) takhasus oo kala duwan oo badankoodu […]
The post Riyo rumowday! : Barkhad M Kaariye first appeared on Berbera News.