Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Siraha ku xeeran magac dilka Dr Gaboose iyo ka baqista Ismail Buubaa ee Xisbiga Waddani.

$
0
0

Muwaadin labadani waa laba oday ama aqoonyahan oo ka midda labeenta iyo haldoorka Ummadeenna. Xaq ayey u leeyahiin hogaaminta dalkoodda iyo dadkoodda, weyna mudanyahiin runtii inay fursadaa Ummadda ka helaan. Hadaba, maxaa Dr Gaboose siyaasiyan loo diley, Ismaaciil buubaanna loogga baqay? Siyaasi Professor Ismaaciil Mohamed Hure Buubaa waxuu ogyahay dhirta Xisbiga Waddani xabagta ka gurto […]

The post Siraha ku xeeran magac dilka Dr Gaboose iyo ka baqista Ismail Buubaa ee Xisbiga Waddani. first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles