A.A. SheekhMasuuliyiin iyo taageerayaal ka tirsan xisbiyada mucaaradka, gaar ahaan xisbiga WADDANI iyo weliba shaqsiyaad ujeeddooyin kale ka leh, ayaa muddooyinkii u dambeeyey si isdabajoog ah weerar afka ugu hayey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Siciid Saajin oo ay dusha u saaraan masuuliyadda sicir-bararka saameeyey guud ahaanba bulshooyinka caalamka oo dhan, […]
The post Gardarro iyo xadgudub ayey xisbiyada mucaaradku u xagxaganayaa Wasiir Saajin first appeared on Berbera News.