Marin-biyoodka Badda Cas iyo Muhiimada Geeska Afrika
(Arimaha soo dedejinaya in Somaliland la aqoonsado ) Marin biyoodka badda Cas ayaa ah mid ka mid ah marinada badda ee aduunka isku xidha , waxaana xaga muhiimada uu aduunka u leeyahay lagu tilmaamaa...
View Article“Soomaalidu waxa ay ku maah-maahdaa dani waa seeto ” M Abdi Jamac
Waxaa dalka ku soo fool leh sanadka 2022 gudihiisa doorashooyin sadex ah oo kala ah doorashada Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland oo mudo dhaaftay 19 sanadood , mudo xileedkeeguna yahay sida ku...
View ArticleWaddaniyadda Gabbaldayaha:
Sheekada Somaliland iyo Soomaaliya waa mulac iyo carruur; midkood waa u dheeldheel, kaftan, beerka qadada lagu sugo, cudur la beeray, murqaan shir la la yimi, wax aan weligeed soconayn. Midkooda kale...
View ArticleTaariikh Nolloleedkii Marxuun Dr.Axmed Xasan Goole
Allaah ha u naxariistee marxuum Dr. Axmed Xasan Goole oo ahaa aqoonyahan bartay cilmiga caafimaadka cudurrada ku dhaca haweenka iyo habka maareynta ayaa sabtidii oo taariikhdu ahayd 22-kii bishan...
View ArticleMadaxweyne Muse Biihi Abdi dalkaa cid u dhaanta anigu garan maayo runtii.
“Faysal iyo Ciro maalin Uma gaajoon, maantana waa maal qabeenno” Waar Qarannimada Somaliland nin aan aaminsanayn oo dalkan iyo dadkan caqabad ku ah, cid iibin karta ama Ummadda ku qancin karta in la...
View ArticleMaraykanka oo ergay usoo magacaabay Geeska Africa ka dib ballanqaadkii china
Bishan aynu ku jirno Jan 6 2022 ayuu Xoghayaha maraykanka ee Arimaha dibadu Anthony Blinken magacaabay ambassador David Satterfield oo 40 kii sanadood ee u dambeeyay ku hawlanaa hawlaha maraykanka ee...
View ArticleSheeko iyo Shaahid laguma arag ee yaan la shaashayn!
WQ: Xuseen Cali Nuur.Jamhuuriyadda Somaliland tan iyo maalintii halgan hubaysan ay xornimadeeda kula soo noqotay, waxay ku dhaqaaqday, fulisayna arrimo badan oo aan hore dunida loogu arag. Kuwaasi oo...
View ArticleLa dagaallanka dambiyada dhaqaalaha (Economic Crimes)
Waxa qoray Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), Madaxweynaha Dawlad-degaanka Soomaalida dalka Itoobiya La dagaallanka dambiyada dhaqaalaha (Economic Crimes) waa meelaha aan wax weyn laga qaban, una baahan...
View ArticleCaddaani Waa Wasiirkii Inagu Jideeyey Inay BBC-Somali Inoogu Yeedho“...
W/Q: Cali Cabdi Coomay Wixii ka dambeeyey badhtamihii sannadkii 2017 ayey BBC-Somali bilowday inay beddesho adeesiga magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Soomaalilaan ee ahaa ‘ Maamulka Soomaalilaan, ama...
View ArticleAfafka qalaad iyo aqoonsi raadinta Somaliland!
Xasan Sheekh Cumar, Weriye, BBC Dhowaan qaar ka mid ah magaalooyinka Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka dhacay isu soo baxyo waaweyn oo loogu mahadcelinayey, isla markaana lagu soo dhaweynayey dood la...
View ArticleWAA MAXAY DANTA JABUUTI?
Joornaalada Itoobiya, sida Addis Herald, Addis Tribune, Addis Zemen iyo joornaalada ku qoran Afka- Axmaarka, ayaa waxa ay ka faaloodeen socdaalka Wasiirka Arimaha Dibada iyo Wasiirka Gaashaandhiga...
View ArticleTacsi Madaxweynaha Somaliland diray
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu...
View ArticleMaxaa ka jira in wefti ka socda Aqalka Ruushka ay ku sugan yihiin Hargeysa?
Wefti Kremlinka Ruushka ka socday oo labadii maalmood ee u dambeeyey booqasho ku joogay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeisa, ayaa kulamo albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay madaxda ugu...
View ArticleCulimo, Hoggaamintiina Maanta waa loo Baahan Yahay
Faalo: Xuseen Cali NuurMarxalad kasta waxay leedahay hoggaamiyeyaasheeda, qorshaheeda iyo qaab dhaqan gelineed u gaar ah. Marxalad kastaa waxay ku xidhan tahay arrimaha iyo duruufaha siyaasadeed,...
View ArticleDAANYEERKA: W/Q Dr.Ibraahin Dhuxul
Daanyeerku waxa uu kamid yahay boqortooyada xayawaanka (Animalia) bahda lafdhabarleyda ah (Chordata), gaar ahaan bahweynta naasleyda (Mammalia). Sidoo kale wuxuu Ku jiraa noolayaasha leh labada gacmood...
View ArticleWaxaynu haysanaa fursad aan ku bedeli karno hab dhaqanka siyaaseed ee qabiilka
Siyaasada Somaliland waxa ay salka ku haysa qabiil iyo beelaysi waxaana uu soo taxnaa nidaamkaasi ilaa markii ugu horeysay ee aynu dawladnimo hindisno oo laga joogo 61 sanadood oo gaw ah. Maynaan...
View ArticleHalaga daayo Ciidammada Qaranka Xafladaha Reeraysan iyo Kooxaysan
Ciidammada Qaranka ee darajooyinka la siisay madax iyo askarba in shacabka iyo bulshada kale madax iyo minjo midkay doonto ha ahaatee ay u qabtaan xubnaha ciidanka xaflado iyo baadhiyo gaar ah waxa ay...
View ArticleWaa SHARCI DARRO in eeddaysanne Maxkamad dembi ku weyday XABSIGA lagu sii hayo?
Racfaan Xeer-ilaalin ma burinnayo go’aan siideyn maxkamadeed. Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleeye). Salaam ka dib, waxaan jeclaystay inaan is-dul-taago waxa sharcigu ka qabo in eedeysanne maxkamada...
View ArticleSiyaasi, wadaad iyo hantigoosi
Waxaa qorey ibraahin yuusuf hawdHadal aan hore u sheegay jeer kale aan ku soo celiyo. Inta aad cod iyo cudud lee dahay dadkaaga ka ilaali saddex qolo oo sida taariikhdu ina bartay dabci u leh in ay...
View ArticleMaxay Ethiopia oo aan bad lahayni doonaysaa ciidan badeed?
Dawladii Dhergiga ee Ethiopia oo maamulaysay xiligaasi ilaa Erateria ayaa waxa ay lahayd ciidamo badeed oo lagu qiyaasay 11,500 ciidamo ah iyo 11 maraakiibta iyo doonyaha dagaalka ah agabkii iyo...
View Article