Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Baarlamaanka Somaliland: Baabuurta Guuxooda ka dheeraysa

$
0
0

“Baarlamaanka Somaliland wuxuu noqday baabuurta guuxooda ka dheeraysa. Waxa uu toos u farogaliyey shaqadii fulinta ama Xukuumadda.Waxa ay abuureen muranno sharci oo hor leh. Ma jirto wax la yidhaa kalsooni kala noqosho oo Barlamaanku awood sharci u leeyahay, ama amar toos ah oo ay madaxweynaha siin karaan. Nidaamkeenna dawladeed waa mid Madaxweyne iyo ku xigeen, […]

The post Baarlamaanka Somaliland: Baabuurta Guuxooda ka dheeraysa first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles