Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Kala Duwanaanshaha Somaliland iyo Shirweynihii Madaxweyneyaasha Afrika

$
0
0

Faalo: Xuseen Cali NuurDhallinyaro! Ma ogtihiin in muddo haatan laga joogo boqol sannadood, shacbiga Somaliland uu halgankii ugu horreeyey ee hubaysnaa ka bilaabay qaaradda Afrika. Halgankaas oo muujinaya in shacbiga Somaliland aanay marnaba ogolayn, in waxyeello loo geysto xornimadooda.Halgankan hubaysan oo muddo dhawr iyo toban sannadood ah socday, waxa lagu waajahay Boqortooyadii Ingiriiska ee markaa […]

The post Kala Duwanaanshaha Somaliland iyo Shirweynihii Madaxweyneyaasha Afrika first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles