Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Dulmiga Dp-world ku hayso Shaqaalaha Dekeda Berbera

$
0
0

Magacaygu waa siciid ibraahin cali waxa aan ahay muwaadin reer soomaliland ah oo ku nool gobolka saaxil  kana mid ahaa shaqaalaha dekeda berbera ee shirkada Dpworld waaxda farsamada (operation deparment) kuna shaqayn jirey xirfada kaxaynta wiishashka ( Crine operator). waxa dhacday bishii july 2017 kii goor subaxa anoo gudanaya hawl maalmeedkaygii shaqo ayaa masuulkaygii shaqadu […]

The post Dulmiga Dp-world ku hayso Shaqaalaha Dekeda Berbera first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles