Dawladda Ingiriiska Oo Shuruud fudud ku xidhay in si rasmi Dood looga Furo Aqoonsi Ay Siiso Jahmuuriyadda Somaliland. Dawladda Ingiriiska, ayaa ka soo jawaabtay codsi ay u gudbiyeen muwaadiniin reer Somaliland ah, kuwaas oo ku codsanayey in Somaliland aqoonsi ka hesho dawladda Boqortooyada Ingiriiska. In ka badan 10 kun oo qof oo reer Somaliland ah […]
The post Ingiriiska oo codsi 100,000 qof reer Somaliland ah saxeexaan ku xidhay aqoonsi first appeared on Berbera News.