Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Sidee ayuu ku keenayaa aqoonsiga 30 sanadood la raadinaayey?

Sidee ayuu ku keenayaa aqoonsiga 30 sanadood la raadinaayey ee la garan la’yey meel uu yaalo ? 2: sidee ayuu shaqo abuur ugu samaynayaa dhamaan bulshada bilaa camalka ah ee somaliland oo gaadheysa 65%?...

View Article


Taariikh‐nololeedka safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay Ethiopia iyo...

Waxa shalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyayey Jabuuti iyo Itoobiya Ambassador Cumar Xaaji Maxamuud Cismaan (Cumar Dheere). Waxaan halkan hoose idinkula...

View Article


Caddaani: Masuul Karti iyo Daacadnimadiisa Suugaani ka Curatay

Hargeysa-(Berberanews)-Markasta oo qof muwasdin ahi umaddiisa xil  u qabto waxaa ka soo baxda oo la arkaa kartida iyo shaqsiyadda qofka xilka loo igmaday,waxaana dhacda in bulshadu hadal hayn kaga fal...

View Article

Somaliland: Maxaa sababay in Xukuumaddu ka Qayliso Baraha Bulshada (Social...

Xukuumadda Somaliland waxa ay tiraba dhowr jeer cabasho ka muujisay saamaynta leeyihiin wararka iyo macluumaadka lagu baahiyo baraha Bulshada, sida Facebook, Youtube ama Twitter. Cabashada xukuumadda...

View Article

Ku: Madaxwayanaha JSL: Fulinta Xeerka Qaddiyadda Somaliland

UJEEDO: Mudane Madaxwayne Fulinta Xeerkan Qadiyada Qaranimada Somaliland ilaalinaya Fulintiisu, Waa Masuuliyad sharci oo Adiga iyo Haayadahaaga Fulinta Saaran, Mana jirto Xeer la,aan ina haysa ee...

View Article


Dhalliil Haa, Dhaleecaynse Maya Faallo. Xuseen Cali Nuur

Qof, Qoys, Qabiil iyo Qaran midna kama maarmo in wax loo sheego, la xasuusiyo, waxna lala qabto, waxaanna u sabab ah in aan bani’aadamku sidiisaba aanu ahayn mid dhammaystiran; inkastoo aqoon, hanti...

View Article

Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo Hambalyo u Diray Maalinta...

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaasha Qaranka Somaliland oo ah Xuska 37-Guurada...

View Article

Dardaaran: Baahi iyo bukaan uma tihiin qabyaalada

Farxad bay ii tahay inaan qormadan kooban si gaar ah ugu hibbeeyo Dhalinyaradda Reer Somaliland. Ugu horreyntii dhalinyaradu waa hormuudka ama hoggaanka dal ama umadd, waana tiirka ay leedahay...

View Article


Ayaan darro: Dhacdadii Dugsiga Madheera ee 10 June  2021

kulmiya iyo maamul xumada Muuse Biixi iyo Mohmed Kaakin waxay sababtay in ay Askarta Somaliland muqdisho loo qaado. Mubarak Osman Mohmoud waa nin dhalinyaro askari boolis ah oo aanu walaalo nahay 10 /...

View Article


Isaga oo Tukanaya Ayuuu Dhintay, WQ Qoray Axmed Siciid Cige.

Ahmed Cige Oo Kawaramay Taariikhda Marxuum Ibraahim Xaaji Cabdillahi Gamgam Iyo Geeridiisa Geeri Naxdin Leh ilaahay ha u naxariisto Ibrahim xaaji Cabdillahi Gamgam oo salaadii maqrib annagoo u taagan...

View Article

Dawladda hoose ee Berberina ha iibsato gurigii moofada Boodhari

Gurigii caalamkii caanka ahaa ee reer Marooko Ibnu Khalduunm , ayay qoyskii dhaxley sheegeen in ay iibinayaan. Arintan ayaa Baraha Bulshada ka dhalisay hadal-hadayn badan iyada oo dadka reer Marooko...

View Article

Macalinkii Siyaasada, Maxamud Xaashi Cabdi, waxa uu ina baray Casharkii...

Siyaasi Maxamud Xaashi Cabdi waxa uu bulshada Somaliland baray Cashar kooban oo tusaale ah kaasi oo ahaa doorkii siyaasadeed ee uu ka qaatay doorashadii Shir-gudoonka Somaliland, waxa uu ahaa loolan...

View Article

100 maalmood ee u horeeyey Muddo-xileedkooda Waxay Muujiyeen U-heelannaanta...

Faallo: Xuseen Cali Nuur  Dunidu maanta way iska warhaysaa, wax bay kala qaadataa, balse waxtarka iyo waxyeelada waxa la kala qaataa waxay hadba ku xidhan yihiin qaabka loogu dhaqmo, loo isticmaalo iyo...

View Article


Maxaa hadda Meta loo sameeyay?

Facebook ma magaca laga badalaya? Shariikaddaha Google iyo Youtube oo ah labada shariikadood ee ugu waaweyn adduunka dhinaca Tiknoolajiyadda waxaa iska leh shariikad la yidhaahdo Alphabet Inc. Sababta...

View Article

Kulmiye kodo ayuu ku dhacay ay adagtahay sida uu uga soo kabtaa?

Xisbinimada iyo siyaasada meelna kama soo gasho in xisbiyada la iska saaro waayo marka horaba waxa lagu wada joogaa isfahan iyo aragti wiixii lagu kala Ra,ayi duwanaadana waxa lagu dhamaystaa Dood iyo...

View Article


Isbedelka siyaasadeed ee Africa wuxu mesha ka saarayaa sadex hoggaamiye

Isbedelka Siyaasadeed ee ka socda Geeska Afrika wuxuu meesha ka saari doonaa saddex hogaamiye 1. Addis Ababa Maalmaha soo socda waxa lagu waajahan yahay Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa. Gelitaanka...

View Article

Cadawga Qarsoon Xididada ha loo Siibo!

Noocyada dagaaladu way badan yihiin; hase ahaatee waxa loo qaybiyaa laba nooc oo ah mid qarsoon iyo mid muuqda. Dagaalka muuqda waa laga gaashaamaan karaa, la waajihi karaa, wuxuuna leeyahay dhammaad...

View Article


Amaanada – Akhlaaqda iyo Burburka ummadah qaybtii 3aad

Amaano La’aan waa diin la’aan. Waxa nabi Maxamed (salalahu calyhi wasalam ) laga soo wariyay in uu yidhi “Hadii amaanada loo dhiibo dad aan u qalmin, qiyaamaha suga. Burburka umadaha waxa keena in...

View Article

ASTAAMAHA UGU MUHIIMSAN EE GABADHA LAGU DOORTO W/Q:C/RAZAQ IBRAAHIM ALI...

Qaraarrada  ugu muhiimsan ee qofku uu qaato inta uu noolayay waxa kamida ka uu ku dooranayo cidii nolosha la wadaagi lahayd iyo hooyada caruurta uu dhali doono,hadaba waxa muhiima in qofku aanu ku...

View Article

Doorka Barbaartu Ee Talada Dalka iyo Booqashadaydii Guddoomiye Sharmaarke...

Tan iyo 12kii Ogos 2006da oo Somaliland markii kowaad laga xusay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka, waxa aan ka mid ahaa inta u heellan inay barbaartu talada dalka saami ku yeeshaan....

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live