Ahmed Cige Oo Kawaramay Taariikhda Marxuum Ibraahim Xaaji Cabdillahi Gamgam Iyo Geeridiisa Geeri Naxdin Leh ilaahay ha u naxariisto Ibrahim xaaji Cabdillahi Gamgam oo salaadii maqrib annagoo u taagan Hotel Maansoor si kedis xanuun ugu soo booday kadibna cisbitaal u dhow Hotel Maansoor oo aannu ula cararnay daqiiqado kadib ku geeriyooday . waa xaq geeridu […]
↧