kulmiya iyo maamul xumada Muuse Biixi iyo Mohmed Kaakin waxay sababtay in ay Askarta Somaliland muqdisho loo qaado. Mubarak Osman Mohmoud waa nin dhalinyaro askari boolis ah oo aanu walaalo nahay 10 / june / 2021 waxa uu ku dhaawacmay Dugsiga Tababarka Madheera waxa uu ka jabey qoorta lafaha loo yaqaan( cervical /c5) waxana laftu […]
↧