Siyaasi Maxamud Xaashi Cabdi waxa uu bulshada Somaliland baray Cashar kooban oo tusaale ah kaasi oo ahaa doorkii siyaasadeed ee uu ka qaatay doorashadii Shir-gudoonka Somaliland, waxa uu ahaa loolan iyo laacdan wayn oo uu maskaxdeeda wax weyn ku lahaa isla markaana uu labada xisbi mucaarad iyo garabkiisu isk kaashadeen, waxa uu door weyn oo […]
↧