Faallo: Xuseen Cali Nuur Dunidu maanta way iska warhaysaa, wax bay kala qaadataa, balse waxtarka iyo waxyeelada waxa la kala qaataa waxay hadba ku xidhan yihiin qaabka loogu dhaqmo, loo isticmaalo iyo dhaqanka ummadda qaatay siday u tixgeliso. 23-ka degmo Doorasho ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay Boqolkii maalmood ee ugu horreeyey muddo-xileedkooda la yimaadeen hawlo muujinaya […]
↧